Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nicholas Kay:Dhalinyaradu Waxa Ay La Imaan Karaan Tamar Iyo Firfircooni Cusb .

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay:Dhalinyaradu Waxa Ay La Imaan Karaan Tamar Iyo Firfircooni Cusb .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, SRSG Nicholas Kay ayaa salaan aad u diirran u diray dhalinyarada Soomaaliyeed, taas oo ku beganayd Maalinta Dhalinyarada Aduunka.

Egreyga Gaarka ah, Kay ayaa sheegay in dhalinyaradu ay ka cayaari karaan dowr aad muhiim u ah oo firfircoon dib-u-dhiska Soomaaliya oo nabad iyo barwaaqo ah. “Dhalinyaradu waxay la imaan karaan tamar iyo firfircooni cusub, waxqabad iyo hal-abuur ku saabsan dhaqaale unkid si ay u sameeyaan nolol iyo is-bedel waxtar leh maadaama ay yihiin dad keeni kara is-bedel ahna dad leh hal abuur ganacsi.  

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

Wuxuu soo dhoweeyay qorshihi ay dhowaan isla ansixiyeen Dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobay kuna saabsanaa shaqaalaynta dhalinyarada, sidoo kalena wuxuu hoosta ka xarriiqay baahida adage ee loo qabo in wax laga qabto shaqo la’aanta aadka u baahsan  ee haysata dhalinyarada. “Waxaan ugu baaqayaa deeq bixiyeyaasha iyo dowladdaba inay mudnaan siiyaan shaqaalaynta dhalinyarada si loo adkeeyo arrimaha nabadda iyo geedi-socodka siyaasadeed ee sida isasoo taraysa uga jira dalka.”

Wuxuu ku amaanay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga (dejinta) siyaasadda heer qaran ee khusaysa arrimaha dhalinyarada. Sidoo kalena wuxuu Ergeygu kusoo celiyay go’aanka Qaramada Midoobay ee ah inay taageerto wiilasha iyo haweenka dhalinyarada ah ee Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo inay si macno leh uga qayb qaataan geedi-socodka nabadda iyo qaran-dhisidda.

Previous Post

M.weynaha Dowlad Gobaleedka Puntland:Aad ayaan ugu Faraxsanahay Hormarka Ay Sameyeen Maamulka Iyo Shacabka Gobalka Mudug+Sawirro

Next Post

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo ku boorriyay dhallinyarada iney ka qeybqaataan horumarka dalka

Next Post
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo ku boorriyay dhallinyarada iney ka qeybqaataan horumarka dalka

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo ku boorriyay dhallinyarada iney ka qeybqaataan horumarka dalka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In