Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho: Carruur aragga la’ oo deeq lacageed la gaarsiiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Muqdisho: Carruur aragga la’ oo deeq lacageed la gaarsiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holand ayaa deeq lacageed oo ay iska soo uruuriyeen gaarsiiyay carruurta aragga la’ ee wax ka barata dugsiga Al-Bashiir ee magaalada Muqdisho.

Drs Sahro Siyaad Naaleeye oo carruurta u qeybisay deeqdan oo ahad laba kun oo doolar ayaa sheegtay in carruurtan qaarkood indhahooda wax laga qaban karo, ayadoo dadka ugu baaqday inay ka qeyb qaataan daryeelka dadka aragga la’.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Bahidoodu wa ay ka badan tahay(lacagtan aan siinnay) waxa la ii shegey iney ku jiran kuwo indhahooda wax laga qaban karo, waa in ay dadka Soomaaliyeed caawiyaan” ayay yiri Drs. Sahro.

Goddoomiyaha dugsiga Al-Bashiir Cabduqaadir Maxamed Calasow oo guddoomey deeqdan lacageed ayaa uga mahadceliyey dadka iska soo aruuriyay.

“Walalayaal aad ayaan idunkugu mahad celinayaa,…… inta gacanta ka geysatay waan uga mahad celineynaa ajar Alle ha idin ka siiyo” ayuu yiri Cabdulqaadir.

Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Adan oo iyana goobta hadlka jeedisay ayaa bulshada Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ku dhaqan ayadoo ka dalabtay in caruurtan Soomaaliyeed ee aragga la’ caawimaad loo fidiyo.

“Marka hore waxaan u mahad celinaya jaliyadda holand ee ay Sahro wakiilka ka tahey hormuudna ka aheyd, deeqdaan carruurta la soo gaarsiiyey caruurtan araga la’a iyo macalimiintooda, waxaan idanka codsaneynaa bulshada Soomaaliyeedey inaad soo caawintaan sidii ay waxbarasho tayeysan iyo cafimaadba u heli la haayeen carruurtani” ayay tiri xildhibaan Fowsiyo.

Dugsigan waxaa wax ka barta 297 arday oo aragga la’ kuwaas oo isugu jira heerar kala duwan.

Previous Post

Admiral Faarax Qare: Biyaha Xeebta Liido waa la wasaqeeyay

Next Post

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Kenya oo Muqdisho soo gaaray

Next Post
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Kenya oo Muqdisho soo gaaray

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Kenya oo Muqdisho soo gaaray

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In