Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waxqabadka Maamulka Sh.dhexe ee Halkii Sono Ee La Soo Dhaafay Oo Jowhar laga Xusay(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Waxqabadka Maamulka Sh.dhexe ee Halkii Sono Ee La Soo Dhaafay Oo Jowhar laga Xusay(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu qabtay garoonka kubbada kolayga degmada Jowhar ayna ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka socotay maamulka gobolka Sh/dhexe,maamulada degmooyinka,saraakiil ciidamada ammaanka iyo boqolaal dadweyne ah ayaa lagu daawaday filim ku saabsanaa waxqabadka maamulka mudada halka sano ah ee uu jiray.

Munaasabadan ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa xildhibaan Qaasim Cali Nuur iyo danjirihii hore ee dalka Soomaaliya u fadhiyay wadanka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko.

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Waxqabadka la soo bandhigay ayaa waxaa ka mid ahaa hirgelinta mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay degmooyinka Jowhar,Balcad, Warshiiq iyo Cadale.

Qudbad uu ka jeediyay guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Guudlawe Xuseen xafladan ayaa sheegay in degmooyinka ay weli haystaan Maleeshiyadka Ugus dhawaana laga xoreyn doono isagoo ballanqaaday in sanadkan kiisa kale ay xaflad ku dhigan doono degmada Ruunnirgood oo ka mid ah degmooyinka ay haatan ku dhuumaaleysanayaa Ururuka Gudmaadka umadda Soomaaliyeed Ee UGUS.

“Waxaan hirgelin doonaa dhowaan mashaariic isugu jira kuwo caafimaad,waxbarasho iyo beero maadaama gobolka uu yahay mid ammaan ah.”ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe.

Guddoomiyaha ayaa munaasibaddaasi ka ballan qaadayin laga hirgelin doono gobolka Sh/dhexe mashaariic ay ka mid yihiin qodista 40 ceel gaar ahaan deegaanada ay ka jirto biyo la,aanta.

Munaasabadan ayaa waxaa lagu soo bandhigay suugaan kala Duwan oo soo jiidatay ka qeybgalayaasha xafladda taas ay soo bandhigayeen  kooxaha fanka oo uu hormuud ka ahaa Alfanaan Cabdow Caramram.

xaflad-1 xaflad-2 xaflad-3 xaflad-4 xaflad-5 xaflad-6 xaflad-7 xaflad-8 xaflad-9 xaflad-10 xaflad-11 xaflad-14.

Previous Post

Guddoomiye Muungaab oo dhagax dhigay waddo laami ah “SAWIRRO”

Next Post

Talyaaniga Oo Ku Dhawaad Shan Kun Oo Muhaajiriin ah Soo Badbaadiyay.

Next Post
Talyaaniga Oo Ku Dhawaad Shan Kun Oo Muhaajiriin ah Soo Badbaadiyay.

Talyaaniga Oo Ku Dhawaad Shan Kun Oo Muhaajiriin ah Soo Badbaadiyay.

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In