Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu heshiisiinayo beelo dagaallamay oo ka furmay Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu heshiisiinayo beelo dagaallamay oo ka furmay Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mamulka gobolka Shabeelaha Dhexe oo kaashanaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa gogol nabadeed uga furay magaalada Jowhar labo beel oo walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada Warshiikh.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Xildhibaanno, maamulka Gobolka, kan degmada iyo qeybaha bulshada, waxaana kulanka diiradda lagu saaray sida lagu xalin karo

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Malaaq Cali Malaaq Maxamed oo ah Malaaqa Xamar iyo Xamar-daye ayaa ka codsaday nabadoonada labada dhinac inay xaliyaan khilaafkooda, oo ay u istaagaan sidii waxyaabaha sababay gacan looga wada hadli lahaa.

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen “Cali Guudlaawe” ayaa ugu baaqay waxgaradka labada beelood in ay si cadaalad ku jirto ay u xaliyaan qilaafkooda, maamulka gobolkana uu diyaar la yahay wax walba oo ay u baahan yihiin.

Xildhibaan Qaasin Cali Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed oo isna madasha hadal ka jeediyay ayaa sheegay in odayaasha looga baahanyahay in ay wax walba xaliyaan, isla markaana shaqsigii ay u arkaan in uu kasoo horjeedo nabadda ay u soo gudbiyaan maamulka gobolka si tallaabo cad oo dhanka sharciga ah looga qaado.

“Alle ha idinku guuleeyo idinka howsha aad halkaan u joogtaan, oo anagana naga dhigo, kuwii ku guuleysta in howshan la soo afjaro, beelihii dagaallamay, waxaan leenahay qaata awaamiirta dowladda dhexe, tan gobolka oo waxkasta ha lagu dhameeyo wada hadal” ayuu yiri Xildhibaan Qaasim.

1 2 3 4 5 6

Previous Post

Ra’iisul wasaare ku-xigeen: “Xukuumadda waxa ay xoogga saareysaa wax u qabashada dadka naafada”

Next Post

Maamulka Koonfur galbeed oo ka hadlay howlgallo ka dhanka ah Al-Shabaab

Next Post
Deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose oo howlgallo laga sameeyay

Maamulka Koonfur galbeed oo ka hadlay howlgallo ka dhanka ah Al-Shabaab

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In