Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada C/casiis oo deeq xoolo ah gaarsiiyay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare “Sawirtro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada C/casiis oo deeq xoolo ah gaarsiiyay caruurta ku jirta xarunta Dr. Kadare “Sawirtro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada C/casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali  ayaa maanta ku wareejiyay laba neef oo ari ah oo loogu talo galay caruurta danyarta iyo kuwa darbi jiifka ah ee ku jira xarunta lagu xanaaneynayo oo arwada madaxweynaha Dalka ay hirgalisay taasi oo wax badan ka tari doonta muraalka caruurtaasi.
Guddoomiyaha maamulka Degmada C/casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali ayaa sheegay in xoolahani uu ugu talo galay in ay ku jimceystaan aruurtaan lagu xanaaneynayo xarun ku taala degmada C/casiis ee uu guddoomiyaha ka yahay, waxaana uu ku wareejiyay guddoomiye ku xigeenka xaruntaasi Xaliima Cabdulle Cali.

Guddoomiye ku xigeenka xaruntaasi lagu xanaaneynayo Xaliima Cabdulle Cali oo ka guddoontay guddoomiyaha xoolahaasi ayaa ka mahadcelisay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026

Guddoomiye ku xigeenka ururka haweenka Qaranka Canab Xasan Cilmi,Guddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab, iyo maama Caasho Cumar Geesdiir oo xaruntaasi ku dhiira galinayay caruurtaasi Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sida diyaarka ay ugu yihiin in ay dhiira galiyaan caruurtani Soomaaliyeed oo u baahan aryeelka.

Dhinaca kale dhalinyaro Soomaaliyeed oo iskood isku soo xilqaamay oo ku bahoobay urur lagu magacaabay Yoola ayaa iyana caruurtaasi Soomaaliyeed ugu deeqay dawooyin iyo baaritaano ay ugu kuur galayaan xaaladooda Caafimaad.

DSCN7414 DSCN7422 DSCN7423 DSCN7430 DSCN7431 DSCN7440 DSCN7441 DSCN7442 DSCN7443 DSCN7444 DSCN7452 DSCN7453 DSCN7454 DSCN7455 DSCN7456 DSCN7457 DSCN7458 DSCN7459 DSCN7461 DSCN7462

Previous Post

Dhameystirka waddada halbowlaha u ah Buuhoodle oo laga shiray

Next Post

Carwada caalamiga ah ee buugaagta Muqdisho oo maanta la soo gebagebeeyay

Next Post
Carwada caalamiga ah ee buugaagta Muqdisho oo maanta la soo gebagebeeyay

Carwada caalamiga ah ee buugaagta Muqdisho oo maanta la soo gebagebeeyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In