Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waxqabadkii Turkiga ee Soomaaliya oo noqday mid aan La Illaabin

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Waxqabadkii Turkiga ee Soomaaliya oo noqday mid  aan La Illaabin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanad Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Mashaariicda dalka ay ka wadaan hay’adaha laga leeyahay dalka turkiga iyagoo walaalaha Turkiga uga tacsiyadeeyay dadkii uga geeriyooday Soomaaliya iyaga oo u gar-gaaraya Shacabka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Ururka haweeanka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ayaa uga mahad celisay sida shacabka iyo Dowladda Turkiga ay u garab istaageen Umadda Soomaaliyeed.

Related posts

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026

“Waxaan u tacsiyadeynayaa aniga oo ku hadlaya Magaca Umadda Soomaliyeed Geeridii ku timid Walaalaha turkiga iyagoo gurmad u fidinaya Shacabka Soomaliyeed waxaan leeyahay intii dhimatay Janatul fardowsa alle haka waraabiyo” ayey tiri Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Gaballe.

rrr

Xildhibaanad Sacdiyo Careys Ciise oo xubin ka ah Guddiga Saxiibtinimo ee baarlamaannada Soomaaliya iyo Turkiga ayaa sheegtay in taarikh aan la Hilmaabi Karin Soomaaliya ku leeyihiin Shacabka iyo Dowladda Turkiga.

“waxaa muhiim noo ah inaan Taariikhdaasi hilmaamin oo aan xasuusnaano islamarkana ku qorno iskuulladeenna Baarlamaankeena dhigno waana walaalaha kaliya ee noo soo gurmaday mar labaad qofkasta oo Soomaali ah waa in la xusaa maalinta Taarikhda mudan oo ay garabkeenna istaageen Walaalaha Turkiga ” Ayey tiri Xil Sacdiyo Carays Ciise.

Dowladda Turkiga iyo Shacabka dalkaas ayaa Si dhab ah u garab is taagay Shacabka Soomaaliyeed xilli ay u baahnaayeen Cid Caawisa Walaalaha Turkiga ayaa ah kuwo qofkastoo Soomaali ah og Kalintoodii Waxqabasho taas oo ka dhigaysa in Turkiga shacabka Soomaliyeed iyo Dowladdooda ay u hayaan Abaal mudan in markasta la sheego lagana sheego meelkastoo mudan in lagu soo bandhigo waxqabadkii Soomaliya ay u Sameeyeen Turkiga.

Previous Post

Baarlamaanka Galmudug oo Meelmariyay Wasiirrada Mamulkaas

Next Post

Todobaadka dhaqanka oo lagu soo gabo gabeeyay Jaamacadda SIU “SAWIRRO”

Next Post
Todobaadka dhaqanka oo lagu soo gabo gabeeyay Jaamacadda SIU “SAWIRRO”

Todobaadka dhaqanka oo lagu soo gabo gabeeyay Jaamacadda SIU “SAWIRRO”

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026
0

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadio Muqdisho oo ka mid...

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In