Barnaamishka Dhacdooyinka Maanta,Waa barnaamish Maalinle ah oo ka baxa Raadio Muqdisho,isla markaana lagu falaanqeyo dhacdooyinka maalinlaha kuwooda ugu waa weyn, Haba halkan ka dhageyso si aad uga bogotid macluumaadku uu xambaarsanyahay Barnaamishka.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...














