Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u magacaabday South Africa oo gaaray Johannseburg,(Daawo Sawirada)

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u magacaabday South Africa oo gaaray Johannseburg,(Daawo Sawirada)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ay u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa soo gaaray Dalkani iyadoo uu socdaalkiisa ku wehliyay Xogyaha labaad ee Safaaradda.

Danjire Jamal Maxamed Barrow ayaa waxaa Gagada Diyaaraha kusoo dhaweeyay Howlwadeenada Safaaradda,madax kasocotay Wasaaradda Arimaha Dibadda K/Afrika iyo Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya K/Afrika.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Danjire Jamal Maxamed Barrow oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in uu dhawaan bilaabi doono waajibaadka horyaalla ee ku saabsan isku xirka labada Dal isagoo baaqna u diray Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkani.

“Aad ayay u mahadsaniyiin Soo dhaweynta ay ii sameeyeen Howlwadeenada Safaaradda iyo Jaamacadda Carabta,socdaalkaygii la isoo magacaabay illa hadda waa markii iigu horeysay ee aan imaado,hadane waxaan u imid howshii la ii magacaabay iyo waajibadka aan gutto,sida lala socdo Safaaradda howsheeda waxa waaye xiriirka ka dhaxeeyo labada dal inay wanaajiso,tan labaadna waa in ay Safaaradda xuquuqda Jaaliyadda ilaaliso”

Danjire Jamal Maxamed Barrow ayaa ka mid ah Danjirayaal dhowr ah oo ay u magacaabday qaar ka mid ah Dalalka Caalamka ayadoo uu Danjiruhu la kulmi doono Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika iyo Madaxweynaha Dalka Mr Jecob Zuma.

C/qaadir Axad,Warbaahinta Qaranka Pretoria

1 (2) 1 (3) 1 (4) 1 (5) 1 (6) 1 (7) 1 (8) 1 (9) 1 (10)

Previous Post

Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Muqdisho Ku Qaabilay Safiirka Sweden Ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Muqdisho Ku Qaabilay Safiirka Sweden Ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Muqdisho Ku Qaabilay Safiirka Sweden Ee Soomaaliya

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In