Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Muqdisho Ku Qaabilay Safiirka Sweden Ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Muqdisho Ku Qaabilay Safiirka Sweden Ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

Gud Jawaar iyo Danjire LindvalGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya oo ay ka wada hadleen arimmo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka .

Kulankan oo ka dhacay hooyga uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka degen yahay magaalada Muqdisho ayaa waxaa Danjire Makail Lindval uu Guddoonka Baarlamaanka soo gaarsiiyey walaaca ay dowladda Sweden ka qabto xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya oo ka dhashay mooshin Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka ay ka gudbiyeen Madaxweynaha waxaana uu dhiiri geliyey in dowladda Sweden ay codkeeda ku biirineyso in la dedejiyo xal ka gaarista arintaasi.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo isna dhankiisa kulanka ka hadlay ayaa uga mahad celiyey dowladda Sweden iyo guud ahaanba Beesha caalamka u damqashada ay Soomaaliya u damqadeen waxaana uu dhanka kale xusay in Soomaaliya ay u dhisan yihiin hay’addo dastuuri ah oo awood buuxda u leh iney xalistaan arrimaha dhexdooda ah axaana uu rajo ka muujiyey in dhowaan go’aan laga gaari doono arrimaha siyaasadeed ee hada taagan.

Previous Post

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u magacaabday South Africa oo gaaray Johannseburg,(Daawo Sawirada)

Next Post

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo maanta kormeeray isbitalka guud ee Beledweyne

Next Post
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo maanta kormeeray isbitalka guud ee Beledweyne

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo maanta kormeeray isbitalka guud ee Beledweyne

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In