Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanada Maamulka Jubbaland oo lagu kordhiyay Xubno Cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanada Maamulka Jubbaland oo lagu kordhiyay Xubno Cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo  shir jaraa’id  ku qabtay xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa ku dhawaaqay in la kordhinayo Baarlamaanka Maamulka Jubba kaddib markii Dowladda ay ku talisay in la kordhiyo baarlamaanka si meesha looga saaro tabashooyinka ay qabaan beelaha qaar.

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa ku xusay in baarlamaanka jubba land lagu kordhinayo 10 xubnood si meesha ay u ugu tabashooyinka soo baxayay tan iyo waqtigii la shaaciyay baarlamaanka Maamulka Jubba.

Axmed Madoobe ayaa u mahadceliyay madaxda Dalka oo had iyo jeer maamulka la garab taagan talooyin wax dhisaya, waxaana xulista xubnahani lagu biirinayo Xildhibaannada maamulka Jubba uu xusay in door ay ku yeelan doonto Dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo goor sii horeysay ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay Xildhibaanada maamulka Jubba ayaa munaasabadaasi hadal uu ka jeediyay ku sheegay in muhiim ay tahay in maamulka uu xaliyo tabashooyinka ay qabaan beelaha qaar ee saluugsan hanaanka loo maray soo xulista baarlamaanka maamulkaasi, waxaana ku biirista xubnahani cusub ay ka dhigantahay qancinta beelaha ka maqan maamulka Jubba.

Previous Post

Madaxweyne Xasan:-“Awoodii Argagaxisada Waan Wiiqnay Waqtigooduna Wuu Dhamaaday”

Next Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Ee Maanta Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Kheyraadka Dalkeena “Dhageyso”

Next Post
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Ee Maanta Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Kheyraadka Dalkeena “Dhageyso”

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Ee Maanta Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Kheyraadka Dalkeena "Dhageyso"

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In