Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii Wasiirrada Arrimaha dibadda dalalka jaamacadda Carabta oo ka furmay Qaahira

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shirkii Wasiirrada Arrimaha dibadda dalalka jaamacadda Carabta oo ka furmay Qaahira
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka Jaamacadda carabta ayaa maanta  ka furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar iyadoo looga hadli doono Arrimaha dalalka colaadaha ay ka socdaan ee ka tirsan jamacadda carabta.

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka  Boqortooyada Sacuudiga mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in shirkaas looga hadlayo Arrimaha ka taagan dalalka carabta sida siiriya Yaman liibiya ciraaq iyo taageerada la siinayo dalalka u baahan in la garab istaago.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026

“Shirkaas waxaa looga hadlayaa Ajandayaal badan waxaa ka soo qaby galay dhowr iyo labaatan dal oo Carab ah waxa ay xoogga saarayaan arrinta ka taagan falastiin iyo dhibaatada Yahuuddu ay ku hayso dadka Muslimiinta ah “n Ayuu yiri  saafiir daahir Geelle.

Ugu dambayntii Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in shirkaas si doo kale  lagu taageerayo dowladda federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Wasiir ku xigeen Arrimaha Dibedda oo Muqdisho kula kulmay wakiil ka socda Finland(Sawirro)

Next Post

Shabaab oo lagala wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Baay+Dhagayso

Next Post
Shariif Xasn Sheekh Aadan” Waxaan isku diyaarinay la dagaalanka kooxda UGUS”

Shabaab oo lagala wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Baay+Dhagayso

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

August 31, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan diyaar-garowga iyo wax ka...

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

August 31, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In