Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hey’adaha Hoostaga Ururada Bulshada Rayidka Ah Oo Hogaan Doortay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Hey’adaha Hoostaga Ururada Bulshada Rayidka Ah Oo Hogaan Doortay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen madaxda hey’adaha hoostaga ururada bulshada rayid ah ayaa waxa ay ku magacaabeen guddoomiye cusub oo hogaanka u heyn doona mudo labo sano ah.

Guddoomiyaha cusub oo lagu magacaabo Sahro Cumar Maalin ayaa xilka kala wareegtay Khadiiyo Cabdulaahi Maxamed.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026

Sahro Cumar Maalin Guddoomiyaha cusub oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay  inay ku faraxsan tahay hogaaminta ururada bulshada rayid ah iyada oo intaasi raacisay in waxqabad dhab ah ay la imaan doonto.

Hey’adahani ku jira ururada bulshada rayidka ah ayaa midba mar waxa uu qabtaa mudo labo sano ah waxaana gudoomiyihii ugu horeeyey ee ururada bulshada rayid ka ah uu ahaa  C/qaadir Ibraahim Gacal Abkow.

Shirka lagu doortay hogaankani cusub ayaa markii uu soo dhamaaday kaddib waxaa la hadlay Warbaahinta Qaranka  C/qaadir Ibraahim Gacal Abkow ayaa doorashadii maanta in ay ka dhigantahay dar dargalinta howlaha bulshada rayidka ah.

vlcsnap-2015-09-17-13h58m22s12 vlcsnap-2015-09-17-13h58m24s34 vlcsnap-2015-09-17-13h58m29s78 vlcsnap-2015-09-17-13h58m31s99 vlcsnap-2015-09-17-13h58m35s143 vlcsnap-2015-09-17-13h58m39s184 vlcsnap-2015-09-17-13h58m42s212 vlcsnap-2015-09-17-13h58m49s25 vlcsnap-2015-09-17-13h58m54s73 vlcsnap-2015-09-17-13h59m03s163 vlcsnap-2015-09-17-13h59m17s46 vlcsnap-2015-09-17-13h59m19s72 vlcsnap-2015-09-17-13h59m28s156 vlcsnap-2015-09-17-13h59m32s197 vlcsnap-2015-09-17-13h59m36s242 vlcsnap-2015-09-17-13h59m41s31 vlcsnap-2015-09-17-13h59m46s86 vlcsnap-2015-09-17-13h59m52s143 vlcsnap-2015-09-17-13h59m56s187 vlcsnap-2015-09-17-14h00m03s253 vlcsnap-2015-09-17-14h00m20s171 vlcsnap-2015-09-17-14h00m25s215 vlcsnap-2015-09-17-14h00m40s117 vlcsnap-2015-09-17-14h00m49s207 vlcsnap-2015-09-17-14h00m59s43 vlcsnap-2015-09-17-14h01m07s128

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Golaha Wasiirada oo yeeshay kulankoodii joogtada ahaa Kana Hadlay Naafada,Amniga iyo Arrimo Kale

Next Post
Golaha Wasiirada oo yeeshay kulankoodii joogtada ahaa Kana Hadlay Naafada,Amniga iyo Arrimo Kale

Golaha Wasiirada oo yeeshay kulankoodii joogtada ahaa Kana Hadlay Naafada,Amniga iyo Arrimo Kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood...

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Mudane Christophoros Politis,...

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In