Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay jaangoynta iyo maareynta daqliga “Dhageyso+sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keyd Hore, Tartanka Ramadaan, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay jaangoynta iyo maareynta daqliga “Dhageyso+sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todabaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ayaa looga hadlay maanta howlaha Wasaaradda Maaliyadda Dalka iyo horumarada laga sameeyay dhinaca dhaqaalaha Canshuuraha iyo arrimo kale oo la xiriira howlaha daqliga dalka.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti oo bulshada Soomaaliyeed u faah faahiyay howlaha socda ee dhanka maaliyada iyo horumarada laga sameeyay jaangoynta iyo maareynta daqliga Dowladda soo gala iyo qorshayaasha socda ee dalka loogu sameynayo lacaga shilin Soomaali ah uu yeesho.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Wasiirka ayaa intii uu socday waxaa uu si waafi ah uu kaga jawaabay su’aallo ay soo weydiinayeen dhageystayaasha.
Halkani Ka Dhageyso.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/09/BAR-KULANKA-JIMCAHA-TABIYE-CADAALA-18-9-2015-k.mp3

vlcsnap-2015-09-18-16h39m00s235     vlcsnap-2015-09-18-16h42m53s29

Previous Post

UNHABITAT oo Nairobi Ku Qabatay Shir ay Ku Soo Bandhigeysay mashaariicda gargaarka ah oo ay Ka Wado Soomaaliya”Sawirro”

Next Post

Dad naafo ah oo qalab ay ku socdaan loogu qeybiyay Baydhabo

Next Post
Dad naafo ah oo qalab ay ku socdaan loogu qeybiyay Baydhabo

Dad naafo ah oo qalab ay ku socdaan loogu qeybiyay Baydhabo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In