Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad naafo ah oo qalab ay ku socdaan loogu qeybiyay Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dad naafo ah oo qalab ay ku socdaan loogu qeybiyay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In kabadan 35 ruux oo naafo ah ayaa maanta magaalada Baydhabo lagu guddoonsiiyey qalab ay ku socodaan kaasi oo shaqsi Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Abshir  oo qudhiisu naafo ah ka soo dhiibay dalka Mareykanka.

Dadkan naafada ah oo tiradoodi gaareyso ku dhawaad 40 ruux oo ku nool magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ah kuwo siyaabo kala duwan xubnohoodi muhiimka ah u waayaay halka qaarna ay yihiin naafo dabiici ah, kuwaasi oo ka kala yimid qaar ka mid ah degmooyinka hoosyimaada Gobolka Baay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026

Ugu horeyn waxaa madasha qalabka lagu gudoonsiinaayey dadkan aan lixaaddooda dhameystirneyn ka hadlay qaar ka mid ah dadkii iyaga loo soo wakiishay qalabkan in ay gaarsiiyaan dadka naafada ah ee kunool Gobolka Baay

“Waxaa maanta halkaan aan ku qeybinaynaa qalabkan aad ujeedaan oo aan siinayno dadka naafada ah ee  kunool magaalada baydhabo . waxaana qalabka naga soogaaray mid ka mid ah nafada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Dibadiisa” ayeey yirraahdeen qaar ka mid ah dadkaasi naafada ah

Gudoomiye ku xigeenka G/Bay dhinaca Samafalka   Cumar Maxamed  Xasan ayaa uga mahadceliyey  Maxamed Abshir deeqdan manta uu soo gaarsiiyay naafada G/Bay

Aad ayaan ugu mahadnaqayaa Maxamed Abshir oo laftirkiisa ah curyaan Soomaaliyeed oo hadana ku nool dal qurba ah oo soo garay in uu caawiyo coryaamiinta Soomaaliyeed ee ku nool Dalka gudihiisa.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay jaangoynta iyo maareynta daqliga “Dhageyso+sawirro”

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

April 14, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington DC oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In