Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maliyadda : Marna Looguma tala galin in mushaaraadka ciidamada dib loo dhigo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay jaangoynta iyo maareynta daqliga “Dhageyso+sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in Ahmiyadda koowaad ay siineyso mushaarka Ciidamada, iyada oo dhinaca kale sheegtay inuu wado qorshe ay kusoo nooleeneyso wasaaradda Shilinka Soomaaliga.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim “Farkeeti” ayaa tilmaamay in wasaaradda ay markasta mudnaanta siindoonto xilliga bixinta mushaaraadka shaqaalaha Dowladda Ciidamada qalabka sida kuwaas uu tilmaamay in qaranka soomaaliyeed ay howl adag u hayaan.

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

“ Marna Looguma tala galin in mushaaraadka ciidamada dib loo dhigo waxyaabaha dib u dhaca keenay waxaa waaye ciidamadii oo loo baahday qaabka mushaaraadka loo siiyo in la Nidaamiyo Arrintaasna hadda meel wanaagsan  ayay noo maraysaa” Ayuu yiri wasiir Farkeeti

Dhanka kale Wasiirka Maaliyadda  Dowladda federaalka Soomaaliya  ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadda  ay waddo qorshe lagu soo noo laynayo lacagta shilinga soomaaliga ah.

“wan ognahay in lacagta shilinga Soomaaliga uu aad  u baaba ay isla markaana uusan shaqaynay Arrintaas marna annaga kama seexan” Ayuu markale yiri Wasiir farkeeti.

Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Xarunta degmada Hobyo ee gobolka Mudug oo Dib u dayactir lagu samaynayo

Next Post
Doonyo ajaanib ah oo dhibaato ku haya Kalluumeysatada xeebaha Hobyo

Xarunta degmada Hobyo ee gobolka Mudug oo Dib u dayactir lagu samaynayo

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In