Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye “Ummadda Soomaaliyeed ha is cafiyeen meelkasta oo ay joogaan”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo ku boorriyay dhallinyarada iney ka qeybqaataan horumarka dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo u jeedkiisu ahaa in Soomaalidu ay is cafiso, isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka kala socday labada gole ee dowladda ,maamulka gobalka banaadir, ย odayaal dhaqameed, abwaano, haween iyo qeybaha kale ee bulshada .

Khadiijo Cosoble oo ka mid ahayd haweenkii ka qeyb galay kulanka ayaa sheegtey in loo baahanyahay in dhamaan bulshada ay ka wada qeyb qaataan ducada maalinta ay ku beegantahay ciidul Adxa.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah culimadii ka qeyb galay kulnaka loogu magacdarey uduceeย  Soomaaliya munaasabada ciidul Adxa awgeed ayaa bulshada ka dalbaday inay iscafiyaan oo ay u istaagaan sidii ay horumarka dalka uga wada qeyb qaadan lahaayeen.

Abwaanadii ka qeeb galey kulanka ayaa waxaa ay iyana dhankooda soo bandhigeen hadalo iyo gabayo murti ahaan bulsha soomaaliyeed ay kula talinayaan.

Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise Singub ayaa tix gabay ah oo uu kaga hadlayay in ummadda iscafiyaan goobta ka jeediyay.

Guddoomiya ku-xigeenka siyaasada ee maamulka gobalka banaadir Maxamed Axmed Diiriye ayaa sheegey in ka maamul ahaan ay soo dhoweynayaan qorshahan ay Wasaaradda Warfaafinta soo qaban qaabisay ee bulsha Soomaaliyeed isugu duceynayaan.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiisa Mudane Maxamed Cabdi Xayir โ€œMaareeyeโ€ ayaa sheegay in bulshada looga baahanyahay inay iscafiyaan, maalinta ciddana la qabto kulan balaaran oo la isku cafinayo.

โ€œWaxaan codsanayaa in Soomaalidu ay iscafiso, waxaan kaloo soo jeedinaa in la sameeyo todobaad aan ugu magac darnay is cafinta iyo isdhexgalka bulshada, iyo in maalinta ciida si wada jir ah loo duceystoโ€ ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka wadatashiga aayaha dalka โ€œSawirro+dhageyso”

Next Post
Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka wadatashiga aayaha dalka โ€œSawirro+dhageyso”

Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka wadatashiga aayaha dalka โ€œSawirro+dhageyso"

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In