Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween tababar loogu soo xiray degmada C/casiis “Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Haween  tababar loogu soo xiray degmada C/casiis “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo si wada jir ah ay u soo qaban qaabiyeen Maamulka degmada Cabdulcasiis iyo kan gobalka Banaadir oo lagu baranayey sida bulshada shaqo abuur loogu sameen lahaa, maaraynta qashanka iyo faye dhoorka cuntada ayaa lagu soo gaba gabeeyey xarunta degmada C/casiis ee gobalka banaadir.

In ka badan 60 ruux oo rag iyo dumar isugu jira ayaa tababarkan loo soo gaba gabeeyey, iyagoo kawada faa’iideystey waxyaabihii la baray, ayna diyaar u yihiin inay bulshadooda ugu adeegaan.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Guddoomiyaha degmada C/casiis Cismaan Muxidiin Cali Cariif oo ka hadley halka tababarka lagu soo gaba gabeynayey ayaa sheegay in dadki ka qeyb galay tababarka looga fadhiyo inay ku dabaqaan howlaha ay bulshada u hayaan.

Iimaan Nuur iikar Guddoomiye ku-xigeen arrimaha bulshada maamulka gobalka banaadir ayaa tilmaamay in maamulka gobolka uu dhiiri gelinayo sidii tababar loo siin lahaa haweenka oo ah ladhabarka bulshada, si ay ugu shaqeystaan.

Ugu dambeyn waxaa la guddoonsiiyay shahaadooyin

Dhinaca kale Guddoomiyaha degmada C/casiis iyo guddomiya ku-xigeenka maamulka gobalka banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada ayaa si wada jir ah waxa ay kormeer ugu tageen qaar ka mid ah Isgoosyada degmada gaar ahaan isgooska KM Zero (0) oo howlo nadaafadeed xiligaas ka socdeen oo kala qeybisay degmooyinka C/casiis, Shibis iyo Shangaani.

IMG_6162 [1600x1200] IMG_6165 [1600x1200] IMG_6166 [1600x1200] IMG_6176 [1600x1200] IMG_6178 [1600x1200] IMG_6182 [1600x1200] IMG_6186 [1600x1200] IMG_6190 [1600x1200] IMG_6191 [1600x1200] IMG_6194 [1600x1200] IMG_6198 [1600x1200] IMG_6203 [1600x1200] IMG_6206 [1600x1200] IMG_6207 [1600x1200] IMG_6208 [1600x1200] IMG_6210 [1600x1200] IMG_6211 [1600x1200] IMG_6212 [1600x1200] IMG_6214 [1600x1200] IMG_6215 [1600x1200] IMG_6217 [1600x1200] IMG_6218 [1600x1200] IMG_6221 [1600x1200] IMG_6222 [1600x1200] IMG_6223 [1600x1200] IMG_6224 [1600x1200] IMG_6225 [1600x1200] IMG_6226 [1600x1200] IMG_6228 [1600x1200] IMG_6231 [1600x1200] IMG_6232 [1600x1200] IMG_6233 [1600x1200] IMG_6234 [1600x1200] IMG_6235 [1600x1200] IMG_6245 [1600x1200] IMG_6246 [1600x1200] IMG_6248 [1600x1200] IMG_6249 [1600x1200] IMG_6251 [1600x1200]

Previous Post

Hey’adda Human Rights Watch oo dowladda Macedonia ku eedeeysay jirdil askarteedu u geystaan qaxootiga

Next Post

Maman Sidikou oo ku baaqay in la xoojiyo dadaallada lagu xasilinayo Soomaaliya

Next Post
Maman Sidikou oo ku baaqay in la xoojiyo dadaallada lagu xasilinayo Soomaaliya

Maman Sidikou oo ku baaqay in la xoojiyo dadaallada lagu xasilinayo Soomaaliya

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In