Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maman Sidikou oo ku baaqay in la xoojiyo dadaallada lagu xasilinayo Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maman Sidikou oo ku baaqay in la xoojiyo dadaallada lagu xasilinayo Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maman Sidikou Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, , ayaa ku baaqay in la kordhiyo yaageerada dowladda Federaalka Soomaaliya si loo xasiliyo guud ahaan dalka.

Danjiraha oo ka hadlayay xuska maalinta nabadda ayaa sheegay in ammaanka dalka uu soo hagaagayo maalinba maalinta ka dambeysa, dalkana uu ka soo kabanayo dagaalada sokeeye ee uu soo maray.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Ma yaraysan karno awoodda dadka ku howlan dadaallada lagula dagaallamayo rabashadaha, laguna xoojinayo nabadda,” ayuu yiri danjiraha.

Wuxuu sheegay in mustaqbal ifaya oo Soomaaliya hesho uu ku xiran yahay xoojinta dadaallada wada-jirka ah oo lagu horumarinayo nabadda.

Sidoo kale Danjiraha  ayaa sheegay in AMISOM ay kaalin wanaagsan ka qaadaneyso nabad ku soo dabbaalida dalka, iyadoo xoojisay howlgalkeeda milateri ee ay ku wiiqeyso awoodda kooxda argagixisada ee Shabaab “UGUS”.

Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya, oo taageero ka heleysa AMISOM iyo beesha caalamka, ay ku dadaaleyso soo celinta nabadda dalka.

Danjiraha ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay iney dowadda kala shaqeeyaan sidii dalka oo dhan looga dhigi lahaa meel ka caaggan argagixisada oo nabdoon.

Previous Post

Haween tababar loogu soo xiray degmada C/casiis “Sawirro”

Next Post

Carruur loo qeybiyay dhar ay ku ciidan farxadda ciidul adxa “SAWIRRO”

Next Post
Carruur loo qeybiyay dhar ay ku ciidan farxadda ciidul adxa “SAWIRRO”

Carruur loo qeybiyay dhar ay ku ciidan farxadda ciidul adxa “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In