Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo xalay wacdaro ka dhigay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo xalay wacdaro ka dhigay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masraxa Markii ay soo dul istaageen fanaaniinta kala ah Cabdiraxmaan Oday, Maxamed Bakaal Cirro, Xamdi Cabdi Qu’een Dayax dal Nuurshe, Nimcaan Cabdiraxmaan Hillaac ayaa durba waxaa isbadalay jawiga goobta oo markii hore ahaa mid iska caadi ah kaddib fannaaniinta ayaa guda galay maqashiinta dadka dhawaqa muusikada iyo heesaha ay caanka ku yihiin.

Iyadoo intaas kaddib dadku ay mid mid u Cayaarayeen islamarkaana ku qanacsan jawiga iyo isbadalka ka jira Caasimadda oo ahaa mid guud ahaan inta soo baxday ay ku faraxsanaayeen.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa goobta dadka daawanayay uga sheegay inay Muqdisho imaan doonaan fanaaniin kale oo xidigaha ah islamarkaana ay ku qancin doonaan heesahooda, iyagoo aad ugu mahadceliyay dadka reer muqdisho una rajeeyay Nabad waarta iyo Caafimaad.

Dadka qaar oon la hadlay ayaa isheegay inay aad ugu faraxsan yihiin habka ay ku billaabatay Showga fanaaniinta Xidigaha geeska iyagoo dareemayay dadkaas farxad aan la soo goobi Karin.

Muqdisho aya marti galisay sannadihii la soo dhaafay dad caan ah oo isugu jira fanaaniin iyo mas’uuliyiin Heer caalami ah taas oo ka dhigaysa in Soomaaliya ay Cagta saartay waddadii horumarka.

fanaaniin-1 fanaaniin-2 fanaaniin-3 fanaaniin-4 fanaaniin-5 fanaaniin-6 fanaaniin-7 fanaaniin-8 fanaaniin-9 fanaaniin-10 fanaaniin-11 fanaaniin-13 fanaaniin-14 fanaaniin-15 fanaaniin-16fanaaniin-8

Previous Post

Waqooyi Bari Ee Magaalada Minneapolis Oo Looga Dabaal dagay Ciida Arafo “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xalay Casho Sharaf La Wadaagay Dhalinyaro Loo Tababaray Cilmiga Xoolaha iyo Beeraha “Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xalay Casho Sharaf La Wadaagay Dhalinyaro Loo Tababaray Cilmiga Xoolaha iyo Beeraha “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xalay Casho Sharaf La Wadaagay Dhalinyaro Loo Tababaray Cilmiga Xoolaha iyo Beeraha "Sawirro"

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In