Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xalay Casho Sharaf La Wadaagay Dhalinyaro Loo Tababaray Cilmiga Xoolaha iyo Beeraha “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xalay Casho Sharaf La Wadaagay Dhalinyaro Loo Tababaray Cilmiga Xoolaha iyo Beeraha “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan mudane C/fitaax Xasan Afrax oo howlo shaqo ku jooga dalka Masar ayaa Xalay casho sharaf ku casuumay dhalinyaro dhawaan maamulka gobolka Hiiraan uu u diray dalka Masar si ay ugu soo qaataan tababar ku saabsan dhinaca beeraha iyo Xoolaha.

Dhalinyaradani oo uu u dhamaaday tababarka la xiriira horumarinta wax soo saarka xoolaha iyo beeraha ayaa ujeedada cashada xalay uu la wadaagay ay eheyd sidii guddoomiyaha uu wax ugu ogaan lahaa casharada ay soo barteen iyo baahiyaha ay qabaan kooxda tababarka qaatay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026

Dhalinyaradani ka socday gobolka Hiiraan ee tababarka ku qaatay dalka Masar ayaa warbixin la xiriirta mudadii tababarka uu u socday oo ah 3 bilood waxa ay siiyeen guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, iyadoo warbixintaasi uu u riyaaqay guddoomiyaha oo markii f hore fikirka ah in loo tababaro dhalinyaro lahaa.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa ku dhiira galiyay dhalinyarada in ay xoojiyaan ku shaqeynta wixii ay ku barteen dalka Masar maamulkiisuna uu garab taaganyahay wax alaala wixii fududeynaya howlaha laga sugayo.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa wada dadaalo la xiriira horumarinta gobolka hiiraan, iyo taageero dhinaca horumarinta ah oo uu ugu raadinayo wadamada saaxiibada caalamka, waxaana tani ay ku tuseysaa sida guddoomiyaha ay uga go’antahay balaarinta Waxqabadkiisa iyo dar dar galinta xoojinta dowladnimada.

10989489_179830125685893_2377750881694071104_n

12009769_179830355685870_3206761815357374902_n

112002870_178082975860608_7550392690672047415_n12042686_178083035860602_883383261079717855_n12039503_179830465685859_2079943461718317969_n12039614_179830042352568_4806578164203381055_n

Previous Post

Daawo Sawirrada: Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo xalay wacdaro ka dhigay Muqdisho

Next Post

Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Norrkoping ee dalka Sweden oo u dabaal degay Munaasabada Ciidul Adxa “Sawirro”

Next Post
Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Norrkoping ee dalka Sweden oo u dabaal degay Munaasabada Ciidul Adxa “Sawirro”

Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Norrkoping ee dalka Sweden oo u dabaal degay Munaasabada Ciidul Adxa "Sawirro"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

May 11, 2026
0

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In