Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar lagu baaranayo wada shaqanta maamulka iyo bulshada G/Baay oo ka furmay Baydhabo “Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Siminaar lagu baaranayo wada shaqanta maamulka iyo bulshada G/Baay oo ka furmay Baydhabo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda CBD oo ah hay’ad ka shaqeysa arrimaha nabadda iyo horumarinta dimoqraadiyadda ayaa maanta tababar ku saabsan sida ay u wada shaqeyn karaan maamulka iyo shacabka gobolka Baay u qabatay qaar ka mid ah maamulka iyo bulshada halkaasi ku nool.

Tababarkan oo socon doono muddo sanad ah ayaa mas’uuliyiinta waxa ay gacan ka geysan doonaan sidii bulshada iyo maamulka uu u wada shaqeyn lahaa, isla markaana sare loogu qaadi lahaa sida ugu fudud ee ay dhinacyada kala duwan u wada shaqeyn lahaayeen, waxaana lagu ogaanayaa baahiyaha ay qabaan bulshada degmada Baydho ku dhaqan iyo sida wax looga qaban karo.

Related posts

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

June 28, 2026
Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

June 28, 2026

Furitaankii munaasabadda waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan Koonfurgalbeed Soomaaliya Guddoomiyaha Gobolka Baay, Guddoomiyaha Degmada, gudiyo ka kala socoday xaafadaha magaalada Baydhabo iyo odoayasha dhaqanka Koonfurgalbeed.

Cabdixaliim Bashiir Macalin oo ah madaxa mashruuca ayaa tilmaamay in tababarka uu yahay sida lagu xoojin karo wada shaqeyn dhex marta bulshada qeybaheeda kala duwan iyo maamulka heer gobol iyo mid degmo intaba

Qaar ka mid ah dhallinyaradii ka qeyb galay ayaa soo dhaweeyay tababarkan sare loogu qaadayo  aqoonta bulshada magaalada Baydhabo, si ay uga qeyb qaataan horumarka gobolka.

Guddoomiyaha Gobolka Baay Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa kula dardaarmay ka qeyb galayaasha tababarka inay ka faa’iideystaan fursadan ay heystaan, si loo xoojiyo wada shaqeynta shacabka iyo maamulka ka dhexeeya.

DSC00544 DSC00549 DSC00557 DSC00567 DSC00572 DSC00574 DSC00576 DSC00588 DSC00606 DSC00608 DSC00616 DSC00624 DSC00626 DSC00633 DSC00639

Sawir qaade: Siraaji Sheekh Isxaaq

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka oo tababar u furay howlwadeenno caafimaad

Next Post

Jaamacadda Zamzam oo kuliyad cusub lagu soo kordhiyay “SAWIRRO”

Next Post
Jaamacadda Zamzam oo kuliyad cusub lagu soo kordhiyay “SAWIRRO”

Jaamacadda Zamzam oo kuliyad cusub lagu soo kordhiyay “SAWIRRO”

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wafdi heer sare ah oo ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qayb galay shirkii...

Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...

Taliye Mahad Salaad oo kulamo kala duwan la yeeshay Bulshada Cabudwaaq

Taliye Mahad Salaad oo kulamo kala duwan la yeeshay Bulshada Cabudwaaq

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, oo gaaray magaalada Caabudwaaq, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Saldhigga Ballidoogle

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Saldhigga Ballidoogle

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa maanta booqasho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In