Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Jawaari “Beri waxaa furmaya wada xaajood ku saabsan mooshinka”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha barlamaanka  Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta  sheegay in maalinta berito ah uu furmi doono wada xajood lagu xalinayo qodabadii ku xusna mooshinkii xubno ka tirsan baarlamaanka ay ka keeneen Madaxwaynaha dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud 12-ka August ee sanadkan.

Mudane Jawaari ayaa tilamamay in shirkaasi uu yahay mid muhiim ah isla markaana looga bahan yahay Xildhibaanadii keenay mooshinkaasi in ay ka soo qayb galaan, si looga xaajooda arinta mooshinka.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

February 8, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026

“Waxaan  guud ahaan  Ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa in maalinta beri ah oo ay tariiqdu ku began tahay 7 bisha Oktoobar  uu magalaada Muqdisho ka furmi doono shirka lagu dhamaynayo, isla markaana looga wada hadlayo  qobadadii ku xusnaa mooshinkii Madaxwayanaha ay ka keeneen xubno ka tirsan  golaha shacabak Soomaaliyeed, waxaan  ugu baaqayaa Mudanayaasha Baarlamaanka ee keenay mooshinka in ay ka soo qayb galaan shirkaasi oo furmi doona 11;00 barqonimo  xilliga magaaladda muqdisho”ayu yiri G,jawaari.

Dhanaca kale Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magalaada Muqdisho  kulan gaar ah oo saacado badan qaatay kula yeeshay Ergeyga Dowladda Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, kaasi oo ay kaga wada hadleen   adkaynta xariirka soo jireenka ah ee  ka dhexeeya labada dal, is kaashi dhexmara Baarlamaanka Soomaaliya iyo kan Mareykanka ee loo yaqaano Congress.

Ergayga dowladda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya  Mr David ayaa   xusay in dowladda Maraykanku ay soo dhawaynayso horumarka  wayn ee uu ku talaabsanayo dalka, isagoo  intaa ku daray in Mareykanku ay  taageerayso  wax kasta oo Soomaaliya u horseedki karo  horumar.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cisman Jawaari ayaa  kaga mahaad celiyey  dowladda Mareykanka sida wanaagsan ee ay gacan kaga gaysanayso sidii dowladda Soomaaliya ay cagheeda isku taagi lahayd.

 

Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka maaliyadda ee gobolka Banaadir oo u amba baxay Turkiga “Sawirro”

Next Post

Wasiirka howlaha guud oo ballan qaaday dib u dhis lagu sameynayo xarumihii Naafada “Sawirro”

Next Post
Wasiirka howlaha guud oo ballan qaaday dib u dhis lagu sameynayo xarumihii Naafada “Sawirro”

Wasiirka howlaha guud oo ballan qaaday dib u dhis lagu sameynayo xarumihii Naafada “Sawirro"

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(QAHIRA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweyn meeqaamkeedu sareysay loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA HOOSE):-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa fuliyay hawlgal bartilmaameed ah oo ka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 7-da February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬e 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐁𝐢𝐥𝐥𝐢𝐜𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬e 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐁𝐢𝐥𝐥𝐢𝐜𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayo soo bandhigidda iyo dardargelinta Biyo-Mareenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In