Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole nadaafadeed oo si habsami leh uga socda Muqdisho “Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Olole nadaafadeed oo si habsami leh uga socda Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah Degmooyinka gobalka oo ay ka socoto olole nadaafadeed, iyagoo u kuur galayay tartanka bilic soo celinta caasimadda, kaasi oo uu dhawaan ku dhawaaqay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho.

Tartanka Degmooyinka Gobalka Banaadir oo uu dhawaan ku dhawaaqay Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xusen “Muungaab” ayaa maal mihii la soo dhaafay waxa uu u socday si xooggan,  iyadoo maanta Degmooyinka Waabari Hodan iyo Wadajir ay ka dhacday Isku soo bax balaaran oo ay dadweynaha kunool Halkaasi ay ugu qeyb qaada naayen Hormarinta Nanaadafada,

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee maamulka gobalka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye iyo qaar ka mid ah maamulada Degmooyinka gobalka ayaa maanta si wada jir ah u kormeeray Degmooyinka Waabari, Hodan iyo Wadajir oo ay ka socotay olole nadaafadeed oo sare loogu qaadayo bilicda caasimadda.

Afhayeenka maamulka Gobalka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane oo kormeerka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in socdaalkooda ay la xiriirtay sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen habsami u socodka ololaha nadaafadda ee ka socda degmooyinka gobolka banaadir, waxaana uu ku guubaabiyay maamulada degmooyinka inay xoojiyaan ololaha nadaafadda.

FB_IMG_1444128285184 FB_IMG_1444128288023 FB_IMG_1444128293419 FB_IMG_1444128296367 FB_IMG_1444128301646 FB_IMG_1444128304569 FB_IMG_1444128310908 FB_IMG_1444128313762 FB_IMG_1444128316673 FB_IMG_1444128320351 FB_IMG_1444128324590

 

Previous Post

Isbitaalka Madiina oo laga hirgeliyay nalalka cad ceedda ku shaqeeya

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In