Ka eeg lifaaqa hoose fursadaha shaqo ee banaan.
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo shir muhiim ah uga qayb galay Masar
RADIO MUQDISHO(QAAHIRA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira...














