Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga oo ka warbixisay xaaladda Xujeyda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Danjire Daahir Geelle oo la kulmay guddoomiyaha Gobolka Riyaad ee Sacuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Daahir Maxamuud Geelle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay tirada Soomaalida ee sanadkani soo xajisay, isagoo sheegay in sanadkani ay xajiyeen in ka badan 7000 oo Soomaali ah.

Safiirka ayaa tilmaamay in ay ku dhinteen dalkaasi dad Soomaaliyeed oo gudanayay waajibaadka Xajka kuwaa oo la dumay wiish, halka kuwa kale ay ku dhaawacmeen, waxaana dadka dhintay ee Soomaalida ah, waxyeelada ay ka soo kala gaartay wiishkii ku dumay xujeydii faraha badneyd, iyo isbuurashadii dhacday intii ay ku guda jireen gudashada Waajibaadka Xajka.

Related posts

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026

“Sedex Qof oo Soomaali ah ayaa ku dhimatay wiishkii ku dumay xujeydii gudanayay waajibaadka xajka, halka ay ku dhaawacmeen 2 xaaji oo Soomaali ah, dhibaatadii ka dambeysay ee isbuurashadii iyana waxaa ku dhintay 10 ruux oo Soomaali ah, halka 5 ruux oo kale ay ku dhaawacmeen, weli waxaa jira 3ruux oo la la’yahay” ayuu Yiri Danjire Daahir Maxamuud Geelle.

Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo sii hadlay ayaa ka warbixiyay howlaha dadka Soomaaliyeed ay ugu qabteen dalkaasi, isagoo sheegay in si hufan ay ugu qidmeeyaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ayna siiyaan dadka raba baasa boorada, ayna u fuliyaan adeegyada asaasiga u ah dadkaasi ay safaaradda laga doonayo.

 

Previous Post

Ciidanka XDS oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanno ka tirsan Ceel-buur

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Federal Republic of Somalia Condemns the Desecration of Al-Aqsa Mosque

July 29, 2026
0

The Federal Republic of Somalia condemns in the strongest possible terms the storming of Al-Aqsa Mosque by an Israeli official...

Wasiirka  Arrimaha Dibadda XFS oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

July 29, 2026
0

Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In