Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

TURKEY: Dad ku dhintay Weerar argagxiso oo ka dhacay Ankara

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
TURKEY: Dad ku dhintay Weerar argagxiso oo ka dhacay Ankara
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu dilay in ka badan boqol qofna waa ku dhaawameen weerar argagixiso oo lala eegtay dad isugu soo baxay bartama magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.

Laba qarax ayaa ka dhacday bannaanka xarun tareen, halkaas oo ay ku sugnaayeen boqollaal qof oo ka soo horjeeday qalalaasaha u dhaxeeya dowladda iyo kooxda gooni isu taaggga PKK.

Related posts

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

July 14, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026

Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in qaraxu uu ahaa mid argagixiso isla markaana ay baarayaan kuwa ka dambeeya iyo qofkii is-qarxiyayba.

Raysal wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoğlu, ayaa  kulan degdeg ah la yeeshay saraakiisha ammaanka si looga jawaabo weerarkan, sida ay sheeegeen saraakiil ka tirsan xafiiskiisa.

Wasaaradda arrimaha gudaha Turkiga ayaa xaqiijisay in 30 qof ay ku dhinteen qaraxyadan, halka ay ku dhaacmeen 126 qof.

Dad goob joogeyaal ah ayaa sheegay in qaraxyadu ay dhaceen 10kii barqannimo ayagoo aad u xooggan, oo dhismeyaasha gigilay.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxan.

Dalka Turkiga ayaa ku jiray xaalad feejignaan ah tan iyo markii uu billaabay bishii July dagaal ka dhan ah kooxadha argagixisada ah iyo duqeymo ka dhan ah kooxda daacish ee ku sugan Suuriya iyo saldhigyada kooxda PKK ee woqooyiga dalka Ciraaq.

CQ8Quc6XAAAduGU

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Bakool oo ka deyriyay xaaladda degmada Rabdhoore

Next Post

Mashruuca Tamar ka dhalinta Cadceedda oo laga hirgeliyay 8 isbitaal

Next Post
Mashruuca Tamar ka dhalinta Cadceedda oo laga hirgeliyay 8 isbitaal

Mashruuca Tamar ka dhalinta Cadceedda oo laga hirgeliyay 8 isbitaal

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

July 14, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan ayaa ka...

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta ku saxiixday buugga...

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sweden Cabdikariin Maxamed ayaa booqasho tacsiyeed ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee Stockholm,...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In