Barnaamijka doodaha cayaaraha ee ka baxa Radio Muqdisho Habeenka Sabtida oo ay Axadda soo galeyso ayaa waxaa lagu falanqeeyaa arrimaha isboortiga dalka, kuwooda ugu xaasaasi san, si bulshada loogu faah faahiyo arrimaha cayaaraha ee xilligaasi taagan.
Hadaba barnaamijkii caawa waxaa lagu qalan qeeyay kulankii ka tirsanaa isreeb reebka koobka Adduunka oo Xulka Qaranka Soomaaliya ay cayaartooda Xulka Niger ku marti geliyeen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.