Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Isku dhafka Ciidanka XDS “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Isku dhafka Ciidanka XDS “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa maanta la kulmay guddiga Isku dhafka Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed oo shalay soo gaaray magaalada  Baydhabo, waxana ay ka wada xaajoodeen qaabka ugu wanaagsan ee deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed looga hirgelin lahaa Ciidan qaran oo isku dhafan.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa soo dhaweeyey dadaalka gudiga, wuxuna xusay in ay kala shaqaynayaan sidii looga miro dhalin lahaa wadatashiyada ku aadan dhismaha ciidamadda ee laga wado Koonfur Galbeed. Isagoona uga mahadceliyey guddiga Isku dhafka shaqada muhiimka ah ee ay wadaan.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

“Waxaan ka wadatashanay sidii loo heli lahaa ciidan summad qaran leh, maanta dalkeena in badan oo kamid ah waxaa ka taagan duruufo kala duwan oo suurtagal ahayn in ciidan qaran laga sameeyo, laakiin waxaan idiin  sheegayaa in Koonfur Galbeed ay diyaar u tahay dhismaha ciidan qaran waana tan manta halkan isagu kaayo keentay” ayuu yiri Madaxweyne Shariif Xasan.

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa dhinaciisa yiri:

“Kulamo badan oo aan horey u qabaneyna waxaan ku muujiney muhimadda ah in ciidanka la isku dhafo, waxaana maanta ina horfadhiya  Madaxweynihii Koonfur Galbeed iyo Golihiisa Wasaaradda  waxaana dhammaanteen diyaar u nahay sidii howshan ay noogu qabsoomi lahayd. Waana filayaa in si habsami leh hawshu u qabsoomi doonto waqti dhow.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed

 

Previous Post

Ciidamo rasaas ku furay dad ciyaar ku daawanayay Boorame “Dhageyso”

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Carmo “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Carmo “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Carmo "Sawirro"

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In