Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Casho Sharaf u sameysay Xildhibaanno “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Casho Sharaf u sameysay Xildhibaanno “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koofur Africa ayaa xalay casho sharaf u sameysay mudanayaal ka tirsan baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti.

Casho Sharaftaan ay Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika ay u sameysay Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa waxaa ka qeyb galay  Madaxda Safaaradda Danjire Jamal Maxamed Barrow, Qunsulka Safaaradda Mudane Maxamed Cali Mire Nabaddoon,Xoghayayaasha koowaad, labaad iyo Sedexaad  ayadoo dhinaca kale barbar socotay xog is weedaarsi  labada dhinac ah.

Related posts

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026

Cashada kadib ayay Xildhibaanada waxa ay Safaaradda ugu mahadceliyeen casha sharafta Safiirka iyo madaxda kale ayadoo dhinaca kale Dowladda Soomaaliya ugu mahadceliyeen magacaabista Safiirka.

Xildhibaan Cabdi Casiis Cabdullahi Cabdi Xukun ayaa sheegay in ay waxweyn tahay in ay Safaaradooda soo dhaweysay waxa uuna yiri.

“ Dowladda Soomaaliya iyo Xukuumadda Cumar Cabdi Rashiid runtii wax fiican bay sameeyeen markay soo dedejiyeen magacaabista safiirka, aniga inbadan baan la kulmay Jaaliyadda baahi weyn ayay u qabeen in Safiir loosoo magaacabo”ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Xukun oo ka qeybgalayay Shirka Pan Africa ee ka socda Magaalada Johhanseburg.

Xildhibaan Safiya  oo ka tirsan mudanayaasha u matalaya Shirka Baaralamaanada Afrika walaalaha Jabuuti oo iyana casha sharafta kadib Warbaahinta la hadashay ayaa iyana sheegtay inay ku faraxsantahay casha sharafta ay Safaaradda u sameysay.

unnamed unnamed (9) unnamed (8) unnamed (7) unnamed (6) unnamed (5) unnamed (4) unnamed (3) unnamed (2) unnamed (1) unnamed (6)

 

Previous Post

Heegan oo hiigsatay kama dambeysta tartanka ciyaartoyda da’yarta-Sawirro

Next Post

Madaxweynaha oo ka qeybgalay munaasabadda xuska calanka oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgalay munaasabadda xuska calanka oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Madaxweynaha oo ka qeybgalay munaasabadda xuska calanka oo lagu qabtay Muqdisho "Sawirro"

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u...

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in 1-da Agoosto la furi...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

July 19, 2026
0

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Xi Jinping, ayaa ku baaqay in dunidu ka faa’iidaysato fursadaha uu...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida marxuum Xasan Bile

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida marxuum Xasan Bile

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In