Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo soo xirey Kalluumeysato-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Tababar loo soo xirey Kalluumeysato-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabadaan oo tababar oo kagu soo xirayey  xirfadalayda kaluumaysatadda ee dalkeen kaasi oo ku aadan  sidii ay u fahmi lahayeen mashruuca FAD oo ah   qalab lagu xiraayo xeebaha isla  markaana  gabaad u noqonaya  kalluunka ayna si wadajir ah u hirgaliyeen wasaradda kalluumaysiga iyo kheyraadka badda Soomaaliya iyo hay’adda cuntadda iyo beeraha Qaramada Midoobay ee FAO   ayaa maanta lagu qabtay magaaladda muqdisho.

Tababarkaan  oo socday mudo 3 cisho ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Soomaaliya, waxaana ka qayb galay xiritaankiisa   xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya, taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Soomaaliya,Maareeyaha hay’adda horumarinta kalluunka iyo marti sharaf kale.

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Guddoomiyah a iskaashatadda  kalluumaysatadda  Soomaaliyeed  ayaa wasaradda  kallumaysiga kaga mahadceliyey barnamijkaan lagu horumarinayo kalluunka Soomaaliyeed.

Wasiiradda  kalluumaysiga,maamul goboleedyadda; Galmudud iyo Koofur galbeed Soomaaliya oo ka hadlay  munasabadda ayaa soo dhaweeyey  dadaalka ay wasaaradda   kallumaysiga ee ee dowladda Federaalka  kaasi oo lagu horumarinayo  kheyraadka badda Soomaaliya.

Xildhibaan  Saciid Maxamed  Cali oo ah guddoomiyaha  guddiga kheyraadka ee Barlamaanka Soomaaliya  ayaa xusay in wasaaradda kalluumaysiga Soomaaliya looga  baahanyahay  in ay samayso qorshe dadka Soomaaliyeed lagu barayo  cunista kalluunka.

Marwo Sahra Maxamed Cali wasiirka Haweenka  iyo horumarinta  xaquul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa  sheegtay in ay tahay lagama maarmaan in haweenka labaro xirfadda   kalluumaysiga.

Wasiirka kallumasiga iyo kheyraadka badda ee xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Caymooy oo  ugu dambayntii ka hadlay munasabadda  ayaa kula dardaamay  kallumaysatadda nasiibka u yeeshay tabarkaan in ay uga faa’iideyaan  dadka iyo dalka.

1 2 4 6 7 8 9 12 13 14 16 17 19 20 21 24 25 26 28 30 36 38

Sawir Qaade: Maxamed C/laahi Feereysane

 

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeerey qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho-Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In