Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka ku jira Baarlamanka oo kulan la qaatay ururrada dhallinyarada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Haweenka ku jira Baarlamanka oo kulan la qaatay ururrada dhallinyarada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweenka ah ee ku jira Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay ururrada dhallinyarada,  iyagoo kala tashanaya sharci cusub oo ku saabsan haweenka kaasoo dhawaan la horgeyn doono baarlamanka.

Kulankan oo ka dhacay Muqdisho islamarkaana mudanayaasha haweenka ah la qaateen ururada dhallinyarada ayaa ujeedadiisu aheyd, sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dadaalka ay mudanayaashu ugu jiraan horumarinta siyaasadda haweenka Soomaaliyeed.

Related posts

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

February 10, 2026
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ku fulisay dhagarqayaal Khawaarij ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ku fulisay dhagarqayaal Khawaarij ah

February 10, 2026

Xildhibaan Nadiifo Maxamed Cismaan oo ku hadashay magaca Xildhibaannada ayaa sheegtay iney inay dhallinyarada kala hadleen sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen  sharci haweenka u ogolaanaya in tiro badan ay ku yeeshaan Baarlamanka Soomaaliya.

“Anigoo ku hadlaya magca haweenka Baarlamanka waxaan soo diyaarinay qaraar siyaasadeed oo ku saabsan qoondada ay haweenku leeyihiin, haweenka waxa hore loo sheegay boqolkiisa Sodon ay leeyihiin taasna ay socon weyday, hadda qaraarkaasaan baarlamanka u gudbinay waxaan rabnaa in baarlamanku ansixiyo” ayeey tiri Xildhibaan Nadiifo Maxamed Cusmaan.

Dhalinyaradii ka qeybgashay kulankaasi ayaa dhinacooda sheegay iney ku taageerayaan mudanayaasha horumarinta siyaasadda haweenka Soomaaliyeed, iyagoo ku bogaadiyay haweenka mudanayaasha ah dadaalka ay ugu jiraan horumarinta siyaasadda haweenka Soomaaliyeed..

Previous Post

Agaasime Bahlaawi oo kulan la qaatay maamulaha Jaamacadda caalamiga ah ee Africa “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

February 10, 2026
0

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU)...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ku fulisay dhagarqayaal Khawaarij ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ku fulisay dhagarqayaal Khawaarij ah

February 10, 2026
0

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka fulisay xukun dil toogasho ah oo horey ay ugu riday Cabdi...

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 9, 2026
0

Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund – GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr  Cumar Aadan Cadde

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr Cumar Aadan Cadde

February 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In