Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorka haweenka ee siyaasadda dalka oo laga hadlay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay qeybaha kala duwan ee bulshada lalahaa wadatashi ku saabsan qaraar Baaralamaani ah oo qeexaya doorka Haweenka ay ku yeelanayaan Siyaasadda dalka ayaa maanta waxa ay la kulmeen Abwaanada iyo Fanaaniinta magaalada Muqdisho ku sugan, iyagoo kawada hadlay sida bahda fanka ay u teegri karaan qaraarkan Xildhibaanada Haweenka ah ay diyaariyeen oo ay u gudbiyeen Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya.

Xildhibaan Nadiifo Maxamed Cismaan oo  ka tirsan Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya, islamarkaana ka mid ah xubnihii kulanka soo qabanqaabiyay ayaa sheegtay in qaraarka ay u gudbiyeenka Baarlamaanka uu ahaa sidii ay ku heli lahaayeen qoondo ka badan kan hadda ay ku leeyihiin dowladda.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise (Singub) oo u hadlay Abwaanada iyo Fananaiinta la kulmay Xildhibaanada ayaa sheegay inay garab taagan yihiin Haweenka ku jira Baarlamanka, isla markaana ayiday in Haweenka ay siyaasadda dalka door muuqdo ku yeeshaan, waxaana uu soo jeediyay in Haweenka fursad loosiiyo ka qeybgalka siyaasadda

Sidookale Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanadii kulanka ka qeybgalay ayaa uga mahadceliyay Abawaanada iyo Fananaiinta Somaaliyeed sida ay u taageereen qaraarka ay diyaariyeen Xildhibaanada Haweenka ah ee kujira Baarlamanka Soomaaliya.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa mudoyinkii dambe dadaal ugu jiray in Siyaasadda ay ku yeeshaan qoondo ka badan inta ay hada ku leeyihiin.

Previous Post

Taliyaha ciidanka booliska oo gaadiid ku wareejiyay maamulka Jubaland “Sawirro”

Next Post

Dacwad ka dhan ah R/wasaarihii hore ee Isra’iil oo ka bilaabaneysa Maraykanka

Next Post
Dacwad ka dhan ah R/wasaarihii hore ee Isra’iil oo ka bilaabaneysa Maraykanka

Dacwad ka dhan ah R/wasaarihii hore ee Isra’iil oo ka bilaabaneysa Maraykanka

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In