Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Ka Socda FAO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Ka Socda FAO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho kulan kula qaatay wafdi ballaaran oo ka socday hay’adda cunnada iyo beeraha adduunka ee FAO.

Xubnaha wafdigani ayaa waxaa horkacayay wakiilka hay’adda FOA ee Soomaaliya Richard Trenchard, waxaana wasiirka iyo wadigu kawada hadleen xaaladda haatan ka jira dalka iyo roobabka dabeylaha wata ee El Nino ee laga baqdin qabo inay Somalia ku dhuftaan.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Mas’uuliyiinta ka wsocda hay’adda FAO ee Qaramada Midoobay ayaa waxay ka sheegeen kulanka inay ka geysan doonaan gacan sidii loo samata-bixin lahaa dadka Soomaaliyeed, maadaama cabsi laga qabo fatahaado ku dhufta dalka.

Sidoo kale, wasiirka xannaanada xoolaha Soomaaliya iyo wakiilka FAO ee Somaila ayaa kawada hadlay sidii hay’adda cunnada iyo beeraha adduunka ay gacan uga geysan lahayd horumarinta xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn, kulankan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo Xukuumadda Somalia ay dhawaan u sameysay guddi gaar ah, ka hortagga khasaaraha ka dhalan kara fatahaadaha laga baqdinta qabo inay dalka ka dhacaan.

2015112635820408759459989Wasiirka_XXDFS_iyo_Hay'adda_FOA (2) 2015112635820408918777382Wasiirka_XXDFS_iyo_Hay'adda_FOA (3) 2015112635820412061252239Wasiirka_XXDFS_iyo_Hay'adda_FOA (4)

Previous Post

Taliyaha ciidanka oo uga mahadceliyey Safiirka Britain taageerada ciidanka xoogga “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Iyo Mas’uuliyiin kale Oo Salaaddii Janaasada Ku Tukaday Marxuum Dhagabadan+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Iyo Mas’uuliyiin kale Oo Salaaddii Janaasada Ku Tukaday Marxuum Dhagabadan+Sawirro

Madaxweynaha Iyo Mas'uuliyiin kale Oo Salaaddii Janaasada Ku Tukaday Marxuum Dhagabadan+Sawirro

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In