Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Galmudug oo soo furtay ajaaniib afduub loo Heystay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Galmudug oo soo furtay ajaaniib afduub loo Heystay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Nabadsugidda ee Maamulka Galmudug ayaa soo furtay la heystayaal Iiraan u dhashay oo muddo 10 bilood ah afduub ahaan ay u heysteen Koox burcad badeed ah, kuwaa oo lagu hayay deegaanno ku teetsan Xeebaha Mudug.

Soo furashada la heystayaashaasi U dhashay Dalka Iiraan ayaa ka dambeysay howlgal ay sameeyeen Ciidamada Nabadsugida Maamulka Galmudug iyadoo ay  ku guuleysteen in si nabdoon ay ku soo furtaan afarta ruux ee u dhashay dalka Iiraan oo horay loogu afduubtay xeebaha Soomaaliya iyo kooxihii afduubka u heystay.

Related posts

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

April 28, 2026

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Soomaaliyeed Maxamed Xaashi Cabdi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada ay ku guuleysteen in si nabdoon ay u soo bad baadiyaan afar ruux oo u dhashay dalka Iiraan, waxaana arrintani uu ku tilmaamay in qeyb ay ka tahay qorshaha ay ku doonayaan in ay ciribtiraan Burcad badeeda Soomaaliya.

Afartan ruux ee u dhashay dalka Iiraan ayaa ahaa kaluumeysato muddo afduub loogu heystay deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud, waxaana kooxdii heysatay ay ka doonayeen lacag madax furasho ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Kulan Looga Hadlay Horumarinta Waxbarashada Oo Lagu Qabtay Dhuusa Mareeb

Next Post
Wafdi ka socda Dowladda federaalka ah oo si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Dhuusa mareeb{SAWIRRO}

Kulan Looga Hadlay Horumarinta Waxbarashada Oo Lagu Qabtay Dhuusa Mareeb

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
0

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

April 28, 2026
0

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In