Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Madaxweynaha oo booqatay xarun lagu xanaaneeyo caruurta dib jirka ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Marwada Madaxweynaha oo booqatay xarun lagu xanaaneeyo caruurta dib jirka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha ayaa maanta booqatay xarun lagu xanaaneeyo caruurta oo ku taala degmada C/casiis ee gobolka Banaadir.

Booqashada Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo qayb ka ahayd in ay u kuur gasho Xaaladda Nololeed, tan waxbarasho iyo mid Caafimaad ee la xiriirta Caruurta Ku xareeysan Xarunta Daryeelka  Caruurta ee Maama Sahra Charity ee Degmada C/casiis.

Related posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026

Xarunta oo ka kooban Fasalo Waxbarasho iyo kuwo hooy u ah in ka badan 150 caruurta Soomaaliyeed kuwaasi oo darbi jiif ahaa islamarkaana isticmaalayay Koolada iyo noocyada daroogada, kahor inta aysan Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed kasoo aruurin qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Mubaarak Sheekh Ibraahim oo ka mid ah maamulka Xarunta Daryeelka Caruurta ee Maama Sahra Charity ee Degmada Cabdul Casiis ayaa waxa uu ku ammaanay Marwada Madaxweynaha waxqabadkii iyo sida ay isaga xil  saartay ka warqabka xaaladooda gaar ahaan caruurta.

Mubaarak ayaa sidoo kale waxa uu ka warbixiyay isbedelka ku dhacay Caruurta kadib markii lasoo aruuriyay.

Marwada Madaxweynaha Maama Sahro Cumar Max’ed ayaa ugu mahadcelisay dadkii Soomaaliyeed ee Gacan ka geeystay Dhismaha Xaruntan oo lagu daryeelo caruurta darbi Jiifka.

Previous Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukun ganaax ah ku ridday dad ajaanib ah

Next Post

Faahfaahinta maamulka cusub ee loo sameeyay degmada Cabuudwaaq. “Digreeto+Sawirro”

Next Post
Faahfaahinta maamulka cusub ee loo sameeyay degmada Cabuudwaaq. “Digreeto+Sawirro”

Faahfaahinta maamulka cusub ee loo sameeyay degmada Cabuudwaaq. "Digreeto+Sawirro"

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sagaal dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In