Sunday, September 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Baahiyaha Caafimaad Ee Dalka Iyo Tayada Dawooyinka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Baahiyaha Caafimaad Ee Dalka Iyo Tayada Dawooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka oo si toos ah uga  baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay maanta Baahida Caafimaad ee ka jirta dalka iyo tayada Howlwadeenada Caafimaadka iyo dawaduba.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Maxamed Cabdi Daalo Dr Shaafici Aadan oo ah madaxa kuliyada Caafimaadka ee Jaamacadda Umadda Oo Qadka Teleefoonka uga qeyb qaadanayay islamarkaana mowduuca barnaamijka si faah faahsan ay uga hadleen martida barnaamijka.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

September 20, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

September 20, 2026

Dadweynaha ayaa si toos ah barnaamijka uga qeyb qaadanayay oo su’aallo iyo talooyin la wadaagayay mowduuca barnaamijka ee Maanta.

Haddaba halkani Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/11/BAR-KULANKLA-JIMCAHA-.6-.11.2015.mp3

DSC08792 DSC08793 DSC08795 DSC08796 DSC08798 DSC08799 DSC08802 DSC08803 DSC08804

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xariga Ka Jaray Garoon Kubada Cagta Ah Oo Loogu Magacdaray Marxuum C/kariim Laqanyo “Sawirro”

Next Post

Daawo Sawirada:- Wasiirka Warfaafinta oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqaasho uu ku tagay dalka Jabuuti

Next Post
Daawo Sawirada:- Wasiirka Warfaafinta oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqaasho uu ku tagay dalka Jabuuti

Daawo Sawirada:- Wasiirka Warfaafinta oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqaasho uu ku tagay dalka Jabuuti

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay  Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka...

Wafdi sare oo ka socda Ciidamada Cirka Pakistan oo Muqdisho lagusoo dhaweeyay

Wafdi sare oo ka socda Ciidamada Cirka Pakistan oo Muqdisho lagusoo dhaweeyay

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto. Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In