Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda ee Ceel buur

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda ee Ceel buur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa isku dhiibay ciidamada xoogga dalka ee ku sugan degmada Ceel buur ee gobolka Galgaduud.

Kornayl Axmed Maxamed oo ka tirsan sarakiisha ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in labo horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen ciidanka xoogga dalka ee degmada Ceel buur.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

“Way jirtaa labo ayaa isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee jooga Ceel buur, runtii waxa ay la soo xiriireen saraakiisheena halkaasi ku sugan, si cadowga uusan u soo dabo gelin, hadana gacanta ayaa lagu hayaa,” ayuu yiri Kornaly Axmed.

Kornal Axmed Maxamed ayaa hoosta ka xariiqay inay soo dhaweynayaan maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab ee ka faa’iideysanaysa fursadda ay dowladda siisay, ee ah in ciddii ka soo goosata Al-Shabaab la soo dhaweyn doono, isagoo baaq u diray kuwa kale ee ay qaldeen argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Baarlamaanka oo ka doodaya hindise sharciyeedka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka

Next Post

Shir looga hadlayo  ilaalinta  xaquuqda  carruurta oo ka furmay Muqdisho

Next Post
Caruurta Jimciyadda SOHEDA oo waxbarasho loogu deeqay

Shir looga hadlayo  ilaalinta  xaquuqda  carruurta oo ka furmay Muqdisho

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In