Tuesday, June 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo  ilaalinta  xaquuqda  carruurta oo ka furmay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Caruurta Jimciyadda SOHEDA oo waxbarasho loogu deeqay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan wada tashiga ah ee looga hadlayo sidii bulshadda loogu wacyigalin lahaa ilaalinta sharciga xaquuqda carruurta Soomaaliyed iyo tayeynta hay’adadaha cadalaadda dalka ayaa manta ka furmay magaladda muqdisho.

Shirka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaladda ee Xukumadda Soomaaliya oo kaashanaysa  Hay’dda UNICEF ayaa loo qabtay mas’uuliyiin ka socday maxkamadaha dalka   ciidanka booliska, ciidanka Asluubta, Nabad sugidda iyo ururadda  bulshadda rayidka , waxaana lagu wadaa in uu socdo shirkaani mudo 4 cisho ah oo looga hadlo xaquuqda carruurta ay leeyihiin iyo sidii loo ilaalin lahaa.

Related posts

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026

Xoghayaha Joogtadda ah ee Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya Dr Ismaciil Jimcaalle Calasow  oo shirka furay ayaa sheegay in shirkaan uu yahay mid wada tashi ah, isla markaana  looga bahanyahay in ay ka faa’iidaystaan  ka qayb galayaasha, si looga hortago tacadiyada ka dhanka ha carruurta Soomaaliyeed.

Sharciga caalamiga ah ee ilaalinta xaquuqda caruurta ayaa Soomaaliya waxa ay saxiixday bishii Janaayo ee sanadkaan 2015ka , waana mid muhiim u ah  daryeelka  carruuurta Soomaaliyeed.

Previous Post

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda ee Ceel buur

Next Post

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno dil ah ku ridday askar “Dhageyso”

Next Post
Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Puntland Oo Xukuno Kale Duwan Ku Riday Eedeysanayaal

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno dil ah ku ridday askar "Dhageyso"

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In