Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno dil ah ku ridday askar “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Puntland Oo Xukuno Kale Duwan Ku Riday Eedeysanayaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada darajada koowaad ee ciidmada qalabka sida  ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday dad lagu soo eedayay fal dambiyeedyo la xariira dil, aydoo dhinaca kale maxkamadda cafis u fidiysay  dad  lagu waayay dambiyadii  lagu soo eedeeyay.

Maxkamada ayaa u fadhiisatay dacwad ciqaabeed loo heystay eedeysanayaasha kala ah Dable Isxaaq Maxamed Xaashi, Laba Xidigle Xoogga Muxudiin Maxamuud Calasow, Dable Axmed Cabdi Jaamac,  Dable Xoogga Maxamed  Jaamac Faarax

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Eedeysanayaasha kala ah dable Isxaaq Maxamed Xaashi ayaa Maxkamadda waxa ay ku xakuntay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay dambiga  ah in uu si bareer ah u dilay Marxuum Ex Dable Xoogga Macalin Aadan Ibraahin Cabdulle la oran jiray taariikhdu markay ahayd 17/09/2015, dambigaasi oo ka dhacay Buulo Mareer ee gobolka Shabeelaha Hoose

Sidoo kale Laba xidigle Xoogga Muxudiin Maxamuud Calasow Ciid ayaa maxkamadu ku xukuntay dil toogasha ah kadib markii isna agu helay dambigii lagu soo oogay ee ahaa dilka uu u geystay Marxuum Saciid Cali Maxamed uu ku dilay bistoolad 21/08/2015, dilkaasi oo ka dhacay degmada Wada jir sida uu shaaciyay Gaashaanle dhexe  Xasan Cali Nuur  Shuute  Guddoomiyaha  Maxkamadda  sare  ee Ciidamada  Qalabka sida.

Dhanka kale  maxkamada ayaa sii deysay dable Xoogle Axmed Cabdi Jaamac iyo Dable Xoogga Maxamed Jaamac Farax kadib markii lagu waayay kiiskii lagu soo eedeeyay.

Halkan ka dhageyso Xukunka Maxkamadda

120123_004

Previous Post

Shir looga hadlayo  ilaalinta  xaquuqda  carruurta oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Aqoon isweydaarsi ku saabsan uruurrinta xogta doorashada 2016ka oo lagu qabtay Gaalkacyo

Next Post
Maamulka Gaalkacyo ee Galmudug oo lagu wareejiyay gaari iska roge ah

Aqoon isweydaarsi ku saabsan uruurrinta xogta doorashada 2016ka oo lagu qabtay Gaalkacyo

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In