Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Shaqaala Ka Tirsan Wasaaradda Qorsheynta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir Ceynte “Waxaa hadda la sameeyay hanaan wadatashi ah oo sadex bolood socondoona”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tabarkani loo qabtay  shaqaalaha wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa waxaa lagu baranayay qaabka tirakoobka dadka iyo guryaha, iyadoo uu socday tababarkaasi Todobaad, waxaana  casharada lagu qadanayay bixinayay Dr Cabdicaziis Cabdulladiif oo u dhashay dalka Tanzania.

Dr Cabdicaziis Cabdulladif ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu yahay dal aad u fiicam maadama inta uusan imaan ka hor uu ka haeystay fikrad kale oo ah in uu yahay dal dhan walba bur-bursan laakiin taasi wax ka badalan oo horumar ah uu ku arkay dalka.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Mudada uu u socday aqoonkororsiga waxaa lagu baranayay cashiro kale duwan oo waxyaabo badan looga fa’iidaystayt’ oo ay ka mid tahay wadiiqoonka loo maro sahanka tira koobka dadka iyo guryaha oo dalkani macna weyn ugu fadhiya.

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdi Ciise Diirshe oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in tababarkani muhiim uu u yahay wasaarada shaqaalaha ka faa’ideystayna wuxuu ugu baaqay in ay dabaqaan waxyaabihii ay barteen.

Ugu dambayn waxaa tababarka soo xiray  wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte ayaa sheegay in mar walbo ay ku dadaalaan sidii shaqaalaha loogu heli lahaa tababaro noocaan oo kale, waxaana uu kula dar daarmay shaqaalaha tababarka qaatay in ay sii horumariyaan aqoontooda oo aysan ku ekaan shahaado tababarkani ay ka qaateen oo kaliya, waxaana uu xusay in maalma aan lagu baran Karin sida ugu macquulsan ee tirakoob loo sameyn karo.

Wasaradda qorshaynta ayaa waxa ay wadda dardargalin ku aadan sidii ay tiro koob rasmi ah ugu samayn laheyd guud ahaan dadka ku nool.

Previous Post

Wasiir Farkeeti Oo dalka dib ugu soo noqoday kadib  shirar muhiim ah uga soo qayb galay Sacuudiga iyo Kuwait “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In