Wararka uu Radio Muqdisho ka helayo degmada Hodan gaar ahaan nawaaxiga xaafadda Soona Key ayaa sheegaya in goob ay ku sugnaayeen dad danyar ah oo xiligaas la Sawirayay si loo siiyo Kaarar ay ku helaan gargaar mucaawina ah ay soo weerareen Kooxo hubaysan taas oo sababtay dhimashada in ka badan 10 ruux oo haween u badan iyo dhaawaca tiro kale
Goob jooge Maxโed Cali Axmed oo dhacdada kadib ay Radio Muqdisho la xiriirtay ayaa ka warramay sida ay wax u dheceen.
Halkaan ka dhagayso Waraysiga goob joogaha.