Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii Wada tashiga Qaran ee Geeddi socodka Doorashooyinka 2016-ka Oo Garoowe KA Furmay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shirkii Wada tashiga Qaran ee Geeddi socodka Doorashooyinka 2016-ka Oo Garoowe KA Furmay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta Nov 16 2015 ka qayb galay shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee Geeddi Socodka Doorashooyinka Soomaaliya 2016 kaas oo ka furmay magaalada Garowe ee Caasimadda Dawladda Puntland .

Kulankan oo lagu qabtay hoolka shirarka ee xarunta Golaha Wakiilada Dawladda Puntland ee caasimadda Garowe ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, Wasiiro, Xildhibaano, Issimo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah.

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026

Kulankan ayaa maanta ka furmay degmooyinka Galkacayo, Qardho, Boosaaso, Badhan iyo deegaanka Tukka-raq ee Maamulka Puntland waxaana ka qayb galay ergooyin dhan 600 oo ergay , kuwaas ka kala socda qaybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ah ee deegaanada Puntland.

Shirkani wada wada tashiga ee ka furmay maanta Gobolada Puntland ayaa socon doona mudo laba maalmood ah waxaana looga tashan doonaa qaabka ugu sahlan ee doorasho uga ka dhici karto Soomaaliya 2016.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay marayso marxalad kala guur ah loona baahan yahay in taxadar laga muujiyo meeshii Bulshada Soomaaliyeed ay uga guuri lahayd qaab dhismeedka nidaamka Dawladnimo ee 4.5 .

Maamulka Puntland ayaa waqti kasta u heelan dib u dhiska guud ahaan dalkeena Soomaaliya iyadoo kaalin mug weyn ka gaysatay Dawladihii kala duwanaa ee Soomaaliya waxayna wali ku howlan tahay in guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ay helaan Dawlnimo taam oo ku dhisan caddaalad iyo sinnaan isla markaana laga gudbo nidaamka salka ku haya wax qaybsiga qabiilka ee 4.5.

IMG_7108 IMG_7109 IMG_7111 IMG_7113 IMG_7119 IMG_7123 IMG_7124 IMG_7150 IMG_7149 IMG_7140 IMG_7130 IMG_7129 IMG_7127 IMG_7161 IMG_7168 IMG_7181 IMG_7195 IMG_7199 IMG_7215 IMG_7230 IMG_7231 IMG_7232 IMG_7259 IMG_7264 IMG_7290 IMG_7305 IMG_7310 IMG_7316 IMG_7329 IMG_7411 IMG_7394 IMG_7358 IMG_7356

–DHAMMAAD–

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa oo kulamo ka tirsan la ciyaaray

Next Post
Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa oo kulamo ka tirsan la ciyaaray

Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa oo kulamo ka tirsan la ciyaaray

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In