Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kulamo kale oo Xiisa leh ayaa la Ciyaaray Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kulamo kale oo Xiisa leh ayaa la Ciyaaray Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Equatorial Gunea waxaa ay tartameen Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Morroco,

Lugtii hore ayeey ciyaartoodana ku soo idlaatay 2-0 oo ay guusha ku raacday Xulka Qaranka Morroco balse lugtii labaad oo lagu ciyaaray dalka Equatorial Gunea ayaa waxaa ay ku soo idlaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday Equatorial Gunea oo dadaal muujisay balse daafacyada Morroco oo is hor taagay ayaa u diiday in ay gool kale dhaliso si ay Barrbarro ula noqoto Moroco 2-1

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Waxaa wareega xiga ugu soo gudubtay Moroco.

Gunea waxaa ay la Xifaaltantay Nimibia lugtii hore ayeey ku soo idlaatay 2-0 oo ay guusha ku raacday Gunea,

Lugtii labaad oo ka dhacday Gunea oo Nimibia ku soo qaraajisay gudaha dalkaasi ayaa waxaa ay mar kale garaacday lugtii labaad,

Waxaana ay ugu adkaatay 1-0 ayadoo labada lugood Gunea ay urursatay sadex gool sadexdaasi ayeeyna ugu soo gudubtay wareega tartanka.

Kulanka ugu xiisaha badan is reebreebka koobka aduunka waxaa wada ciyaaray dalalka Dr Congo iyo Burundi lugtii hore waxaa ay ku wada Kulmeen gudaha Burundi kulan xiiso badan oo halkaasi ka dhacay waxaa ay ku soo idlaatay 3-2 oo ay guusha ku raacday Dr Congo oo marti u ahayd Burundi,

Lugtii labaad oo ka dhacday gudaha Dr Congo ayaa waxaa ay ku soo idlaatay 2-2 ayadoo Burundi ay soo bandhigtay ciyaar heerkeedu sareeyay balse nasiib daro waxaa ay ku guul dareysatay in ay u soo gudubto wareega xiga ee tartanka 5-4 waxaa ku soo baxday Dr Congo oo u soo gudubtay wareega xiga ee tartanka.

WD Axmed Salaad Shiiqoow

Previous Post

Tartanka is reereebka koobka adduunka ee dalalka Africa oo kulamo ka tirsan la Ciyaaray

Next Post

Raul Gonzalez oo Garoomada Ciyaaraha isaga Fariistay

Next Post
Raul Gonzalez oo Garoomada Ciyaaraha isaga Fariistay

Raul Gonzalez oo Garoomada Ciyaaraha isaga Fariistay

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In