Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Belguim iyo Germany oo Ammniga dartiis Caawa Ciyaaro Adag loo baajiyay”Daawo Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Belguim iyo Germany oo Ammniga dartiis Caawa Ciyaaro Adag loo baajiyay”Daawo Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War goordhaw na soo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in la baajiyay Kulamadii Saxiibtinimo ee dhex mari mari lahaa Dalalka Belguim oo marti gelin lahayd Spain iyo Germany oo marti gelin lahayd Holland.

Labada Ciyaar waxa loo baajiyay sababa la xirirka Ammaanka Garoonka ay ku Ciyaari lahaayeen.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Dalalka Germany iyo Holland oo ku Ciyaari lahaa Garoon ku yaala Magaalada lagu magacaabo Hannover waxaa ku hareereysan hadda Ciidamada Booliska ee Dalkaasi Germany kuwaa oo wata qoryaha u dhaca Darandooriga,

Halka kulankii dhex Mari lahaa Belgium iyo Spain sidoo kale la baajiyay Arrimo la Xiriira Ammniga kadib Afar Maalin ka hor markii dalka Fransiiska ay ka dhaceen Weeraro kala duwan oo ay Naftooda ku waayen ku dhowaad 130 qofood oo Laba ka mid ah ay ku geeriyooden Weerar lagu qaaday Garoonka xulka Qaranka Fransiiska oo kulan kula lahaa Xulka Qaranka jarmalka.

11

22

55

66

77

88

WD Axmed Salaad Shiiqoow

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka

Next Post

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay dhiggiisa Kuwait- SAWIRRO

Next Post
Wasiirka Warfaafinta  oo la kulmay dhiggiisa Kuwait- SAWIRRO

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay dhiggiisa Kuwait- SAWIRRO

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In