Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay dhiggiisa Kuwait- SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta  oo la kulmay dhiggiisa Kuwait- SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxmaed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdiga uu hogaaminayo oo howlo shaqo ku jooga dalka Kuwait  ayaa xalay fiidkii kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kuwait, ahna wasiiru dowlaha arrimaha dhallinyarada  ee dalka Kuwait  Salmaan Sabaax Alsaalim Alxamuud

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026

Labada wasiir ayaa kulankooda diiradda ku saaray xiriirka u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah ee Kuwait iyo Soomaaliya iyo iskaashiga labada wasaaradood ee warfaafinta Soomaaliya iyo Kuwait.

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska  Mudane Maxamed Cabdi xayir Maareeye ayaa wasiirka warfaafinta Kuwait uga mahad celiyay  casuumaadda iyo soo dhoweynta wanaagsan.

Wasiirka oo  wareysi siiyay warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in kulankii uu la qaatay dhigiisa Kuwait uu ahaa mid miro dhal ah, isagoo intaa ku daray in ay rajeynayaan  in dowladda Kuwait wax badan ka caawin doonto Soomaaliya.

Kulanka Wasiir Maareeye la yeeshay dhiggiisa Kuwait, waxaa goob joog ka ahaa  agaasimaha Radio Muqdisho Cabdiraxiim Ciise Caddow iyo Agaasimaha Telefishanka Qaranka Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Alcadaala , mas’uuliyiinta saraaradda Soomaaliya ee Kuwait iyo mas’uuliyiin kale oo wasiirka ku wehliya booqashadiisa Kuwait.

CUBo6g2UcAAN38m CUBo6g4UkAAKAat CUBo6g2UYAA6pYo CUBo6g4UkAAKAat

Previous Post

Belguim iyo Germany oo Ammniga dartiis Caawa Ciyaaro Adag loo baajiyay”Daawo Sawirro

Next Post

Madaxweynaha: Argagixisada caalamku waa isku aragti, laakin magacyadooda ayaa kala duwan

Next Post
Madaxweynaha: Argagixisada caalamku waa isku aragti, laakin magacyadooda ayaa kala duwan

Madaxweynaha: Argagixisada caalamku waa isku aragti, laakin magacyadooda ayaa kala duwan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

May 11, 2026
0

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In