Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo la kulmay Dhiggiisa dalkaTurkiga”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo la kulmay Dhiggiisa dalkaTurkiga”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha  Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Dhiggiisa dalka Turkiga.

Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha aya la kulmay Agsssimaha Wasaaradda Warshadaha Science iyo Technology dalka Turkiga iyagoo ka wada hadlay  sidii uu iskaashi Ganacsi u dhexmari lahaa labada Wasaaradood.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026

Agaasimaha ayaa si doo kale la kulmay dhammaan Shirkadaha dalka Turkiga kuwaas oo doonaya inay ka faa’iidaystaan fursadaha maalgashiga ee Yaalla Soomaaliya.

Agaasimaha guud ee Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS ayaa si wayn usoo Dhaweeyay dhamaan shirkadaha ka soo qayb galay kulanka iyo sida ay uga go,an tahay inay Soomaaliya maalgashi dhankasta leh ku sameystaan.

Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa balan qaaday in ay shirdaha dalka Turkiga ala shaqayn doonan sidii ay maalgashi ugu samaysan lahaayeen Fursadaha yaalla Soomaaliya, isagoona tilmaamay in ay fulin doonaan codsiyada Shirkadahaas ay soo gudbiyeen ee ku Aadan dhanka maalgashiga.

Agaasimaha ayaa la kulmay ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Rugta Midowga Ganacsiga dalka Turkiga Tobb, iyagoo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirkalabada Rug iyo inla Tababaro Shaqaalaha Rugta Ganacsiga, iyo samaynta Guddi ganacsi oo labada dal ah.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa ka Mas’uul ah Howlaha Baaxadda leh ee dhanka Maalgashiga ku saabsan ee Dowladda Turkiga ay doonayso inay ka samayso dalka.

Ugu dambaytii Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa Dadaal Ugu jira Sidii loo Xoojin lahaa Xiriirka Ganacsiga iyo midka Siyaasadeed ee ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Turkiga kuna guulaystay howllo badan intii uu shaqada hayay  Mudane  Cabdullaahi Maxamed  Cali “Sanbaloolshe”

11214361_913012762112453_3084350933978340918_n12241683_913012635445799_5253147355720655313_n11214361_913012762112453_3084350933978340918_n 12227112_913012608779135_8671823933397704950_n 12241683_913012635445799_5253147355720655313_n 12243207_913012675445795_8916143755026851245_n 12243458_913012548779141_3533847995854036351_n 12274701_913012712112458_1044169446771549861_n

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir Maareeye “Guul ayay noogu soo dhamaatay socdaalkii Kuwait” SAWIRRO

Next Post
Wasiir Maareeye “Guul ayay noogu soo dhamaatay socdaalkii Kuwait” SAWIRRO

Wasiir Maareeye “Guul ayay noogu soo dhamaatay socdaalkii Kuwait” SAWIRRO

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In