Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye “Guul ayay noogu soo dhamaatay socdaalkii Kuwait” SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye “Guul ayay noogu soo dhamaatay socdaalkii Kuwait” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ka midyihiin Agaasimaha Telefishinka Qaranka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala, Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Cabdirixiin Ciise Caddow, Agaasimaha Hobollada Qaranka ee Waaberi Mudane Maxamed Xasan Barrow, Madaxa Istuudiyeyaasha ee Telefishinka Fu’aad Muxidiin Khaliif iyo xubno kale ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Wafdiga Wasiirka Warfaafinta ayaa waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Agaasimaha Guud, agaasimayaasha waaxyaha iyo madaxda qaybaha kala duwan ee Wasaarada, waxaana uu Wasiirku ka warbixiyay socdaalkii ay ku tageen Dalka Kuwait.

Related posts

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026

“Waxa uu ahaa safar aad u qiimo badan, sida aan fileynay si ka sii fiican ayaa naloo soo dhaweeyay, taariikh fog ayaa naga dhexeysa dalka Kuwait gaar ahaan labada Wasaarad Warfaafin, Agaasimeyashii ila socday waxa ay heshiisyo sare loogu qaadayo Warbaahinta Qaranka ay la galeen agaasimeyaasha ay la kulmeen, sidoo kale hay’ado ka shaqeeya dhanka dalxiiska ayaan kulamo la qaadanay, kuwaasi oo aan ku casuunay inay dalka u

Wafdiga Wasiirka Warfaafinta ayaa safar qaatay muddo shan casho ah ku tegay Kuwait, waxaana ay kulamo gaar gaar ah la qateen mas’uuliiyiinta dalka Kuwait iyo madaxda safaradda Soomaaliya ee dalkaasi iyo jaaliyada Soomaalida, iyadoo socdaalkooda la xiriirtay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee labada dal.

 DSC00002 DSC00006  DSC00008 DSC00013 DSC00014    DSC00026 DSC00030 DSC00036 DSC00038 DSC00041 DSC00043 DSC00044 DSC00054 DSC00055 DSC00057 DSC00062  DSC00068 DSC00072 DSC00077 DSC00081 DSC00086 DSC00098 DSC00100 DSC00102 DSC00103 DSC00109 DSC00112 DSC00116 DSC00127 DSC09972 DSC09973 DSC09975 DSC09976 DSC09981 DSC09991 DSC09993 DSC09995 DSC09997 DSC09998

Sawir Qaade:-Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo la kulmay Dhiggiisa dalkaTurkiga”SAWIRRO”

Next Post

R/wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay munaasabadda xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed

Next Post
R/wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay munaasabadda xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed

R/wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay munaasabadda xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In