Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sagaal Ka Tirsanayd Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Degmada Maxaas

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Maxaas oo codsaday in gar gaar caafimaad lala soo gaaro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka XDS eek u sugan gobolka Hiiraan ayaa howl gal ay ka sameeyeen agagaarka degmada Maxaas ku dilay 9 qof oo ka tirsanayd maleeshiyada kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Laba Xiddigle, Maxamed Muumumin Saneey, oo ka tirsan saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Maxaas ayaa sheegay in shalay gelinkii dambe ay ciidanku howl-gallo ka sameeyeen tuulooyin iyo degaanno hoos taga degmada, halkaas oo uu iska horimaad ku dhex maray maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

“Ilaa sagaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa ku dhimatay dagaalka, kaddib markii ay ciidanka is-hortaageen” ayuu Radio Muqdisho u sheegay Maxamed Muumin.

Ciidanka XDS oo kaashanaya AMISOM ayaa kooxda Al-Shabaab ka saaray degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay ku sugnaayeen, sidoo kale ciidanka ayaa hadda ku howlan sidii ay meelaha ay ku hareen ee gobolka ka tirsan uga saari lahaayeen maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Previous Post

Xukuumadda oo ganacsatada ugu baaqday inay canshuuraha bixiyaan

Next Post

Wasaaradda Haweenka oo Tababar ku Saabsan Dhowrista Xuquuqda Carruurta u Qabatay Ururro-SAWIRRO

Next Post
Wasaaradda Haweenka oo Tababar ku Saabsan Dhowrista Xuquuqda Carruurta u Qabatay Ururro-SAWIRRO

Wasaaradda Haweenka oo Tababar ku Saabsan Dhowrista Xuquuqda Carruurta u Qabatay Ururro-SAWIRRO

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In