Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku-xigeenka booliska oo kormeeray ciidan imtixaan laga qaadayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliye ku-xigeenka booliska oo kormeeray ciidan imtixaan laga qaadayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkaan uu maanta taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliya ahna kusimaha Taliyaha  oo kormeerka ku tegay dugsiga sare booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa ujeedkiisu ahaa mid uu ugu kuur galayey sida uu u socdo imtixaanka laga qaadayo ciidanka booliska Soomaaliya oo uu kol hore ku baaqay taliyaha ciidanka Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud

Taliye ku-xigeenka ayaa markii uu gaaray dugsiga sare ee Jeneraal Kaaahiye waxa uu warbixin kaga dhageystay saraakiil ka tirsan ciidanka oo ku saabsanaa sida ay u socoto howlaha imtixaan qaadista.

Related posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026

Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax Ku-simaha taliyaha ciidanka booliska oo kormeerka kaddib la hadlay Warbaahita Qaranka ayaa sheegay in ujeedka imtixaanka uu yahay mid dhamaan laga qaadi doono ciidanka booliska.

“Imtixaanka waa qeyb  ka mid ah tayaynta aqoonta ciidanka booliska, si sargaalkasta loo ogaado aqoontiisa heerka ay gaarsiisantahay, waana mid looga gol’leeyahay in ciidanka oo dhan laga qaado” ayuu yiri Taliye ku-xigeenka booliska

Tani ayaa muujineyso sida taliska booliska ay uga go’antahay in la tayeeyo aqoonta ciidanka.

vlcsnap-2015-12-01-13h22m23s15 vlcsnap-2015-12-01-13h23m27s137 vlcsnap-2015-12-01-13h23m41s18 vlcsnap-2015-12-01-13h23m56s171 vlcsnap-2015-12-01-13h24m12s66 vlcsnap-2015-12-01-13h24m23s180 vlcsnap-2015-12-01-13h24m43s80 vlcsnap-2015-12-01-13h24m59s47 vlcsnap-2015-12-01-13h25m40s193 vlcsnap-2015-12-01-13h25m54s75

Previous Post

Malaaqa Xamar iyo Xamar daye oo bogaadiyay dadaallada dowladda ee colaada Gaalkacyo

Next Post

Wasaaradda Haweenka oo soo xirtay Tababar ku saabsan Dhowridda Xuquuqda Carruurta “Sawirro”

Next Post
Wasaaradda Haweenka oo soo xirtay Tababar ku saabsan Dhowridda Xuquuqda Carruurta “Sawirro”

Wasaaradda Haweenka oo soo xirtay Tababar ku saabsan Dhowridda Xuquuqda Carruurta "Sawirro"

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

May 11, 2026
0

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐢𝐦𝐮𝐪𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝a

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐢𝐦𝐮𝐪𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝a

May 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In