Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRADA Wasiirka X.Xoolaha Soomaaliya oo booqday Wasaarada Beeraha iyo Macdanta ee Suudaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRADA Wasiirka X.Xoolaha Soomaaliya oo booqday Wasaarada Beeraha iyo Macdanta ee Suudaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka  Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Soomaaliya,Mudane  Siciid Xuseen Ciid  oo maalmahaanba booqasho shaqo joogay Magaalada Khartoum ee Dalka Suudan ayaa booqday Wasaaradda Beeraha iyo Macdanta Dowladda Suudan.

Booqashada wasiirka , ayaa waxaa ku wehiey Lataliyaha Koowaad ee Safiirka Soomaliya u fadhiya Dalka Suudaan Ibraahim Guure  isagoo la kulmay Madaxda Wasaaradda Beeraha iyo Macdanta Dowladda Suudaan,halkasoo  warbixina ay ka siiyeen habka ay u shaqeyso  Wasaardda wuxuuna Wasiirku sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go,antahay in ay iskaashi dhinac walbo quseeyo ay la sameeyaan  Dowladda Suudaan oo ka mid ah Dowladaha gabar istaag buuxda u muujiyay  Soomaaliya   Wasiirka ayaa  lagu soo Wareejiyay dhamaan Qaybaha  Wasaardda Beeraha iyo Macdanta Dowladda Suudaan .

Related posts

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

July 29, 2026

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa

July 29, 2026

Dhanka kale waxa uu booqday Wasiirka Xarunta  ugu weyn e Warshadda soo saarta Digaaga oo ah mida ugu  Weyn wadanka  Suudaan oo la yiraahdo Miiko,halkaasina uu kulamo kula qaatey  Madaxda Warshadaasi ,Wasiirka ayaa  uga mahad celiyey  soo dhaweyn diiran ay u sameeyeen Mas`uuliyiinta iyo madaxdii uu kula kulmay halkaasi.

booqashada ka dib Wasiirka ayaa  shir ja,raaid qabtay o sheegay in Suudaan ay u tageen in ay sameeyaaan iskaashi e  Dhanka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa

Madaxda Soomaaliya  ayaa heshiisyo dhanka Hormarka Dhaqaalaaha la gashey wadaamo  badan si looga faaideysto Khayraadka Soomaaliya ,una  maalgashtaan Soomaliyana waxa ay u furanyahay Wadamadda Carabta iyo Afrika oo Suudaan ay ka mid tahay  waxay qeyb ka tahay wadamada uu ka dhaxeeyo xiriir ganacsi oo qoto dheer,ganacsatada  Suudaan aan u sheego in ay maalgashi ka samaysan karaan Soomaaliya  oo amaankeeda uu yahay xiligan yahay mid la isku haleyn karo ayuu  yiri  Wasiirka  Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid

DSC01736 DSC01739 DSC01741 DSC01748 DSC01750 DSC01754 DSC01756 DSC01757 DSC01761 DSC01762 DSC01767 DSC01788 DSC01797 DSC01808 DSC01812 DSC01814 DSC01846 DSC01851

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Cumaan oo laga guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya shirka Baarlamaanada Afrika

July 29, 2026
0

Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa

July 29, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili...

Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo xoojinaya xiriirka labada dhinac ee Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo xoojinaya xiriirka labada dhinac ee Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 29, 2026
0

Mudane Abdisalam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa wadahadalo labo-geesood ah la yeeshay Mudanaha Sylvie Baipo Temon, Wasiirka...

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In